Kenya sow ma oggolaan sidii al-Shabaab ay doonayeen in ay samayso?

alshabaab_kenya

Tan iyo markii koox al-Shabaab sheegatey in ay ka tirsan yihiin ay weerarka ku qaadeen Jaamacadda Gaarisa isla markaana ay ku dileen ardey iyo shaqaale ka badan 140 qof, Xukuumadda Kenya waxay qaadey Tallaabooyin yaab leh, Waxaana dad badan oo ka faalooda arimaha Amniga Bariga Afrika ay isku raacsan yihiin in Kenya ay raacdey dhabbadii […]

Naas-nuujinta ilmaha oo ka qayb-qaadata koboca caqliga iyo aqoonta

Photo by Reuters

Ilmaha oo naaska la nuujiyo ugu yaraan muddo 12 bilood ah ayaa la ogaadey in ay kor uqaado garashada iyo caqliga ilmaha marka uu weynaado, dakhligiisuna uu yahay mid aad u sareeya, sida lagu ogaadey cilmi baaris dhawaan la soo bandhigey Saynis-yahano ka socdey Jaamacadaha Federal University of Pelotas ee dalka Brazil ayaa baaritaan ku […]

Maxaad ka ogtahay ‘Dagaalka Talaalka’ (Vaccine war) ee Maraykanka iyo saameynta uu ku yeelan karo taalaalku caruurtaada?

vaccine-diplomacy

  AFEEF: Qormadan Horseed Media soo bandhigtey maahan mid ay duulaan ugu tahay Talaal-ka, waxaa hubaal ah in lagu kala aragti duwan yahay Talaal-ka, qormadan waxay ka hadleysaa waaqac iyo xaqiiq jirta oo ka taagan dalalka horu-marey oo shirkadohoodu sameeyaan daawooyinka, doodana waxaa soo bandhigaya waalidiin iyo aqoonyahano u arka in qaybo badan oo kamid ah […]

Haweeneyda adduunka ugu da’da weyn oo buuxisey 117 sano

Misao Okawa haweeneyda adduunka ugu cimriga dheer 117 sano

Misao Okawa oo u dhalatey dalka Jaban ayaa maanta oo Khamiis ah 05 Maarso 2015 u dabaaldegtey xuska dhalashadeedi oo ay ka soo wareegtey 117 sano. Misao Okawa ayaa dhalatey sanadkii 1898, xiligii Britain ay boqoradda ka ahayd Queen Victoria, isla markaana uu socdey dagaalkii Spain iyo Ameerika, sidoo kale waxay shan sano ka horeysey […]

Fashilka wada-hadalka Dowladda Federaalka iyo Somaliland yey guuldarro u tahay?

hasan_siilaanyo

Shirarkii dib u heshiisiinta ee Soomaaliya loo qaban jirey sanadihii 1991 – 1997 ayaa ahaa kuwo wax natiijo aysan ka soo bixi jirin, inkasta oo dhamaadka shirka uu jirey qodob jamhaduhu isku waafaqi jireen kaas oo ahaa “MIDNIMADA & MADAXBANAANIDA SOOMAALIYA WAA MAUQADDAS”, taas oo ahayd fariin loo diraayey Jamhaddii SNM ee iyadu shirarka gacmo […]

Fanaanka Aar Maanta oo kaamara qarsoon lagu helay [Pranked]

aar_maanta

Fanaanka caanka ah ee Aar Maanta (Xasan-Nuur Sayid) ayaa u tegey  nin ay saaxiibo yihiin oo lagu magacaabo Axmed Faarax oo iska leh Shuirkad filmaanta ee Riyo Films, qorshaha Aar Maanta ayaa ahaa in muuqaal cusub laga duubo, laakiin sida Axmed Faarax sheegey waxa uu ku talo galay  in  uu muujiyo Aar Maanta waxa uu […]

John Jihadi ninka gawraca u qaabilsan ISIS oo la ogaadey qofkuu yahay

emwazi

Ninka wejiga qarsada, dharka madowna ku labista, isla amrkaana leh lahjadda dadka British-ka, kaas oo gawracey dhawr qof oo ISIS afduub u haysteen ayaa magiciisa saxda ah lagu sheegay Maxameed Emwazi, sida laga soo xiganayo warbixin dheer oo ay qortey wargeyska Washington Post. Washignton Post ayaa sheegtey in Emwazi uu ka dhashey qoys ladan, kuna […]

Ardeydii ugu horaysay oo ka qalinjabisay Jaamacada Bariga Afrika xarunta Qardho(Sawiro)

jamacadda (3)

Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay loona qabtay dufcadii ugu horaysay ee ka qalinjabisa jaamacada Bariga Africa faraceeda magaalada Qardho qaybaheeda kala ah shareecada iyo maamulka iyo maaraynta ayaa lagu qabtay hoolka jaamacada ee magaalada Qardho. Munaasabaddan oo loo qabtay 42 arday oo dhammaysatay shareecada iyo maamulka iyo maaraynta ayaa waxaa ka soo qayb […]