xabsigaBosaaso111

Yaa weeraray Xabsiga Boosaaso?

Waxaa habeenimadii taariikhdu ahayd 8da November oo ay soo galeysay Sabtida saacadu markay ahayd 10:30 fiinimo la weeraray xabsiga weyn ee magalaada Bosaaso oo ku yaal koonfurta magaalada xarunta ganacsiga ee Puntland. Weerarkan oo dhacay xili [Continue Reading...]

saadiq_eenow

FITNO WALIBA FALLAAGAA FALKISA

FITNO WALIBA FALLAAGAA FALKISA Fitno (Sedition) waa fal aanan habooneyn. Waa hab-dhaqan ka suurooba aadamiga damaca gurracan, kaas oo ama hadal ah, ama fal ah amaba howl ay kooxi ku heshiiso oo leh qaab-urur (organized group). Ujeeddada [Continue Reading...]

calan

Maanta, Isimmada Puntland iyo Aayaheeda!

Isimmada Puntland mas'uuliyad ballaaran ayaa Alle hortii iyo taariikhdaba ka saaran in ay ka taliyaan maslaxadda ummadda igmatay xilligan adag ee kalabayrka ah. Sannadkii 1998-kii, Puntland waxa dhismaheeda sharciyeeyay iyaga oo ka tarjumaya [Continue Reading...]