Dahabshiil
Golis
HorseedMedia
tacsi12

Tacsi: Maxamed Xirsi Csmaan (Kooshin)

(September 4, 2010)

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, waxaa todobaakii la sood haafey ku geeriyooday dalka Denmar Marxuum Maxamed Xirsi Cismaan, (Kooshin). Dhamaan shaqaalaha warbaahinta Horseed Media waxa ay tacsi u dirayaan
tacsi

Tacsi:Ciise Yusuf Mataan oo Ku Geeriyoodey Adis-Ababa

(September 1, 2010)

اللهم اغفر له وارحمه وعافه وعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله وأغسله بالماء والثلج  والبرة ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقي الثوب الأبيض من الدنس وجازه بالحسنات
plstate_uni

Ogeysiis: Jaamacadda Puntland State oo Ardey Cusub Qaadanaysa

(August 31, 2010)

Jaamacadda Puntland State University waxay ku wargelinaysaa dhamaan ardayda ka qalinjabisay dugsiyada sare iyo sidoo kale dadka dhamaystay heerka kowaad ee jaamacada in Jaamacaddu qaadanayso arday cusub Sanad waxbarashadeedka

Job announcement: Project Officer, Garowe Puntland, Somalia

(August 30, 2010)

Title: Project Officer Location: Garowe, Puntland, Somalia Reporting to: Program Coordinator Duration:    Three (3) months with possible extension Key relationships: Internal: Finance officer, administration officers and Secretary External: PUNSAA General

Protected: Muuqaalka Nimankii Fuliyey Weerarkii Lagu Xasuuqay Dadkii Ku Sugnaa Hotel Muna

(August 24, 2010)

There is no excerpt because this is a protected post.
telecom_banner

Haddiyadda Shirkadda Telcome iyo Nasiibkaaga

(August 23, 2010)

tacsi

Tacsi:Marxuum Cabdishakuur Xuseen Xaashi

(August 20, 2010)

Waxaa tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dadkan kala ah Allaha ha u naxariistee C/shakuur Xuseen Xaashi oo ku geeriyooday wadanka kenya Waxaana leenahay ilaahay janatul fardowsa haka waraabiyo qoyskii qaraabadii

HAMBALYO AROOS: Abdurazak Nur Tahir & Ayan Amin Sharmarke

(August 12, 2010)

Anagoo kala ah 1.Hooyo Nadiifo jama abdi 2.Osmaan Nur Daahir 3.Abdiwali Nur Daahir 4.Farxaan Nur Daahir 5.Ali Maxamed Ciise 6.Abdirahman ahmed saciid 7.Mahamud Ciise Canjelo(mareeye) 8.Caasho Abdulahi Waaberi 9.Caasho

Hambalyo Aroos: Shirwac Maxamed Cabdixalim & Mulki Maxamed Shucayb

(August 12, 2010)

Waxaa halkan hambalyo ug diraynaa Shirwac Maxamed Cabdixalim iyo Mulki Maxamed Shucayb oo arooskooda ka dhacay magaalada Dimishiq ee dalka Suuriya, waxaana illaahay uga baryeynaa in qoyskan cusub uu noqdo
mohamed_abdirashid

Tacsi: Maxamed Cabdirashiid Cali Sharmarke oo Kanada Ku Geeriyoodey

(August 4, 2010)

Anaga oo kala ah: Cabdulqaadir Axmed Cali Sharmarke iyo Xaaskiisa Cabdiraxmaan Axmed Cali Sharmarke iyo Xaaskiisa Cabdullaahi Axmed Cali Sharmarke Maxamuud Axmed Cali Sharmarke iyo xaaskiisa Maxamed Axmed Cali Sharmarke
CALANKA PUNTLAND

Investing in tomorrow, fast forwarding Puntland State of Somalia to 2012

(August 2, 2010)

Conference for Social Development To commomerate Puntland’s 12th Anniversery, we would like to invite you to take part in the process of envisioning and shaping the Puntland agenda, to set
pl12

Barnaamij Gaar Ah: 12 Sano ee La Soo Dhaafey iyo Puntland

(August 1, 2010)

Barnaamijkan waa mid dhegaysi ah waa 30 daqiiqo oo runtii soo koobeysa in badan oo ka mid ah dhacdooyinkii Puntland 12 sano ee la soo dhaafey, waxaa barnaamijkan xil gaar
tacsi

TACSI: Maamulka Rugta Ganacsiga Puntland oo Tacsi u Diraaya Qoyskii iyo Qaraabadii Bashiir Barre Samantar

(July 29, 2010)

Inaalilahi Wa inaa Ilahay Raajucuun: Waxaan halkaan tacasi uga dirayaa dhamaan umada Puntland geedi ku timi Ganacsate Bashiir Bare Samatar oo diyaaradii ku burburtay Pakistan Islamabad oo Maraxuumku ku geeriyooday.
sweden_pl12

Xafladda Asaaskii Puntland 1-da Augost Stockholm Sweden

(July 28, 2010)

tacsi

Tacsi: Rabbi Ha u Naxariisto Ciise Xuseen Nuur Dhegay

(July 19, 2010)

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, waxaa habeenkii xalay (18.07.2010] ku geeriyeeday magaalada Seattle ee dalka Maraykanka Ciise Xuseen Nuur Dhegay, oo ka mid ahaa cuqaasha halkaas ku nool,
1 (1)

Fadlan Caawi Wiil Soomaaliyeed Oo Dhibaatada Heysata Dalka Gudihiisa Waxba Looga Qaban Waayey

(July 6, 2010)

C/raxmaan Maxamed Xasan waa wiil Soomaaliyeed oo da’diisu ay tahay 1 sano jir, waxaa uu ku dhashay magaalada Gaalkayo ee gobolka Mudug, in cabaar ah markii uu dhalanaa ayaa waxaa

Ka Qaybqaado Dhismaha Isbitaalka Gaalkacyo

(July 5, 2010)

Kadib markii uu wasiirka caafimaadka Puntland soo boqday magaalada Gaalkacyo 18-May-2010, kadibna uu la shirey bulshada danaynaysa danaha Isbitaalka ayuu u magacaabay guddi arintaa u istaaga , shaqada gudigaasna ay