You are here: Home » Lifestyle » Book Review
(June 27, 2010) The Miracle Journey is a heartrending and incredible story that starts with the birth of a child in a nomadic land. Then it takes you to the chaos of the
(August 1, 2009) Buuggaan, sida buuggii ka horeeyey ee ‘Furaha Ganacsiga’, wuxuu u qoran yahay qaab cilmiyaysan oo akadeemig ah, sidaas aawadeed, waxaa si isku mid ah uga faa’iidaysan kara noocyada kala duwan ee hoggaamiyayaasha Soomaalida (kuwa siyaasadda, ganacsiga, iyo hay’adaha khayirga ah) iyo ardada barata hoggaaminta.
(August 1, 2009) Buuggan la magac baxay “Magacyada Geedaha Soomaaliyeed,” waxaa hordhiciisa qoray Prof. Cabdi Axmed Faarax “Pakistan,” Hormuudkii Kulliyada Caafimaadka, J. U. S: 1986-1990.
(August 1, 2009) Buuggani wuxuu wada dulmarayaa guud ahaan suugaanta Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qaybaha ay u kala baxdo.