(Log in)

OPINION

Waxgaradka Waqooyiga Ameerika oo taageeray isbadalada cusub ee dimoqoraadiga ah oo ka dhacay Puntland thumbnail

Waxgaradka Waqooyiga Ameerika oo taageeray isbadalada cusub ee dimoqoraadiga ah oo ka dhacay Puntland

(March 17, 2010)

Shirar kale duwan oo ka dhacay shalay oo Jimca aheyd iyo Maanta oo Sabti aheyd, magaalooyinka Minneapolis, St. Paul, Toronto, Alberta, Detroit, Phoenix, Seattle iyo Columbus ee cariga Waqooyiga Ameerika
Tahniyad Meher ah:Mudane C/naasir Ismaacil Xassan iyo Marwo Ubax Maxamed Siciid(Shimbir) thumbnail

Tahniyad Meher ah:Mudane C/naasir Ismaacil Xassan iyo Marwo Ubax Maxamed Siciid(Shimbir)

(February 28, 2010)

Tahniyad Meher ah; 1.Maxamuud Shimbir 2.Shikiib Shimbir 3.Faadumo Shimbir 4.Ubaad Shimbir 5.Ayaan Shimbir 6.Ayeeyo Xaliimo Jaamac Faarax 7.Amreed Maxamed 8.Sahra Siciid 9.Ruqiyo Siciid 10.Awoowe Cumar Carar 11.Aamino Koosar Abookar
Tahniyad Aroos;Mudane Maxamed Siciid Aadan iyo Marwo Nimco Maxamed Siciid. thumbnail

Tahniyad Aroos;Mudane Maxamed Siciid Aadan iyo Marwo Nimco Maxamed Siciid.

(February 6, 2010)

Tahniyad aroos; Aabe Maxamed Siciid Jidible Ader Axmed said jidible ader cismaan siciid jidible ader aadan siciid jidible ader maxame baashe jeenitaag (aftarayso) ader maxamed oogle abti maxamud maxamed c/lah
Mala Badbaadin Karaa Puntland? thumbnail

Mala Badbaadin Karaa Puntland?

(February 4, 2010)

Hordhac Bismilaah; waxaan ku bilaabayaa eebaha weyn magaciisa. naxariis iyo nabad galyo Nabi Mohamed ( CSW) korkiisa ha ahaato wacad. Sida aan la wada socono waxaa dhibaato weyn gaartay jamuuriyadii
Ubaxa Waxbaranaya Haloo Turo, Waa Beerta Bad Baadinta Shacabka Soomaaliyeed, Safaarad Xirideed Sahal Si Lagu Furo Adag! thumbnail

Ubaxa Waxbaranaya Haloo Turo, Waa Beerta Bad Baadinta Shacabka Soomaaliyeed, Safaarad Xirideed Sahal Si Lagu Furo Adag!

(February 4, 2010)

Bulshada soomaaliyeed dhibaatooyin sooyaal ah ayaa mudo ku habsaday, taas oo inaba aan reebin xag shaqo, Cilmi, Caafmaad iyo Deegaan. Waxase hada ugu daran markii intii rajada Somali oo idil
Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (SHARMOC) thumbnail

Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (SHARMOC)

(February 3, 2010)

Ref: Sharmoc1411009                                                          Date:3 February 2010 Ujeeddo: Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha oo Soo Bandhigay Tacadiyaddii Ku Dhacay Somalida Bisha Dhamaatay iyo Khasaaraha Nafeed oo aad u badan Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha
Tahniyad Dhalasho ah C/risaaq Maxamed Dhaqane iyo Fatuma Maxamed C/raxmaan. thumbnail

Tahniyad Dhalasho ah C/risaaq Maxamed Dhaqane iyo Fatuma Maxamed C/raxmaan.

(January 27, 2010)

Anagoo oo ah ardayda somaaliyeed ee wax ka barata dalka Hindiya oo hoos ku qoran , waxaan tahniyad dhalasho ah u diraynaa qoyska C/risaaq Maxamed Dhaqane & Faatumo Maxamed Abdiraxman
Tahniyad Aroos: Farxiya Cabdisalaam iyo Cabdiraxmaan Siciid Faroole thumbnail

Tahniyad Aroos: Farxiya Cabdisalaam iyo Cabdiraxmaan Siciid Faroole

(January 23, 2010)

Anaga oo kala ah: Hooyo Caasho Daahir Jaamac Aabe Cabdisalaam Xassan Ducaale Maxamed Cabdisalaam Xassan Maxamuud Cabdisalaam Xassan Nado Cabdisalaam Xassan Saciid Cabdisalaam Xassan Sharmarke Cabdisalaam Xassan Najma Cabdisalaam
TAHNIYAD MEHER: Dr. Maxamed Xasan Cabdi (Gooni) iyo Drs. Maryan C/laahi Xaaji Cali (Juneed) thumbnail

TAHNIYAD MEHER: Dr. Maxamed Xasan Cabdi (Gooni) iyo Drs. Maryan C/laahi Xaaji Cali (Juneed)

(January 23, 2010)

Waxaan halkan hanbalayo iyo bogaadin uga diraynaa  boqorka iyo boqorada kala ah. Dr. Maxamed Xasan Cabdi (Gooni) iyo Drs. Maryan C/laahi Xaaji Cali (Juneed) Oo xaflada  meherkoodu ka dhacay Magaalooyinka
Aawey Xuquuqdii maxabiista Puntland thumbnail

Aawey Xuquuqdii maxabiista Puntland

(January 22, 2010)

Waxa dhacda badana in dowladu ay ka cabaneyso amni xumo soosiyaadeysa Puntland .waa arin aniga aan u arko wax iska dabiici ah sababtoo ah dowladii Meesha ka jirtey dadka
Maamulka Faroole Sannad Ka dib thumbnail

Maamulka Faroole Sannad Ka dib

(January 13, 2010)

Dhawaan waxa ay madaxweynaha, madaxweyne xiggeenka & golaha wasiirada Puntland u dabaaldegeen sannad guuradii ka soo wareegtey goortii ay gobolka hanteen. Waxa ay isku tumeen sacab badan & Guulwade Farooleyn.
Bayaan, Cambaareyn iyo Baaq ku socda Maamulka Puntland. thumbnail

Bayaan, Cambaareyn iyo Baaq ku socda Maamulka Puntland.

(December 28, 2009)

Waxaan aad uga Xunnahay dilalka, qaraxyada iyo dhibaatooyinka dhawaanahan ka dhacay dhamaan gobaladda iyo magaalooyinka Puntland ee nabada iyo xasiloonida lagu yaqiiney.
Tacsi tiiranyo leh ay soo tebinayaan jaaliyadda reer Puntland iyo Waamo ee Switzerland Cali Xasan perduro ma dhintay mise waa dhuuntay? thumbnail

Tacsi tiiranyo leh ay soo tebinayaan jaaliyadda reer Puntland iyo Waamo ee Switzerland Cali Xasan perduro ma dhintay mise waa dhuuntay?

(December 18, 2009)

Prof. Maxamed Xareed Jaaliyadda reer Puntland iyo Waamo waxay tacsi tiiranyo leh u soo tebinayaan guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyski iyo eheladi uu ka geeriyooday halgame marxuum Cali
Ma ka Qayb Qaadanaysaa – Duminta Qaranimada Somaliyeed. thumbnail

Ma ka Qayb Qaadanaysaa – Duminta Qaranimada Somaliyeed.

(December 14, 2009)

Kala qaybinta, Googoyta, Qolo qolaynta, kala Qoqobidda Map u samaynta Somalia , ku dhiiri galinta Jufokasta ama Qabiil walba, Yagleelidda Dowlad Goboleed ama Dowlad u gaar ah,
Tahniyad Dhalasho oo  Ku Socota Ayaan Bulxan Boqor iyo Saygeeda Cabdulqaadir X. Cali Salaad thumbnail

Tahniyad Dhalasho oo Ku Socota Ayaan Bulxan Boqor iyo Saygeeda Cabdulqaadir X. Cali Salaad

(December 14, 2009)

Anagoo kala ah dadka hoos ku qoran kuna nool daafaha dunida, waxaan tahniyad dhalasho ah u diraynaa qosyka C/qaadir Xaaji Cali Salaad & Ayaan Bulxan Boqor.
Xaajadii guracantaa waxaa lagayn jiray Geedka thumbnail

Xaajadii guracantaa waxaa lagayn jiray Geedka

(December 12, 2009)

bismilah waxaan ku bilaabaayaa eebe wayne magacii, Ma og tahay akhristaw xaajo waxaan lahaan jirnay iyo talo hadii lagurfay naayo waxaa lagayn jiray geedka waxaa fadhiyi jiray oday ciroola ahe
Naxdinta Soomaaliya iyo Shacabka loo heshiiyey. thumbnail

Naxdinta Soomaaliya iyo Shacabka loo heshiiyey.

(December 5, 2009)

Cidna ma sheegan masuuliyadi qaraxi naxdinta lahaa ee lagu dilay inka badan 22-qof oo ay ka mid yihin Saddex Wasiir kuwaas oo ka qeybgalaayay munaasabad qalin jabin ahayd oo ka
XASUUQII HOTEL SHAAMOOW  GABAL DUMAY DHEH thumbnail

XASUUQII HOTEL SHAAMOOW GABAL DUMAY DHEH

(December 4, 2009)

INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJACUUN 03/12/2009, Waa maalin murugo iyo xanuun kasii saa’ida kii umada Soomaaliyeed la daalaa dhaceysay in mudo ah la soo darsay, waa maalin gacan

Next Page »