Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne kuXigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Safar shaqo ku gaaray…
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka iyo Booliska. Gudoomiyaha…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi…
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa maanta safar shaqo ku gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda…
Xaalad adag oo dhanka nolosha ayaa la sheegay inay soo wajahday qoysaska ka barakacay deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabellaha Dhexe…
Doorashada Kursiga Hop#135, kaas oo ay ka geeriyootay Xildhibaan Aamino Maxamed oo lagu dilay qarax ka dhacay Magaalada Beledweyne ee…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa waqtiyeeyey in doorashada madaxweynaha dalka la qabto 15-ka…
Guddiga dooorashada madaxweynaha ee labada Aqal ee Baarlamaanka ee shalay la soo saaray ayaa maanta kulankoodii ugu horreeyey ku yeeshay…
Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim ayaa furay kulankii ugu horreeyay Guddiga isku dhafka ah…
Israsaaseyn u dhexeysa askar ka wada tirsan milatariga Soomaaliya ayaa ka dhacday xaafadda Tarabuushka ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,…
Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Burundi ayaa ka hadlay weerarkii ay kooxda Al-Shabaab ku qaaday saldhig ciidamada Midowga Afrika…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa shir guddoomiyay kulanka guud…