Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa goor dhaweyd furay kal-fadhiga kowaad, kulankiisa siddedaad ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana kasoo qeyb…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray qoraal uu ku jebinayo wareegtooyin ka soo baxay xafiiska Ra’iisul…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay saaxiibbada beesha caalamka, gaar ahaan kuwooda lagu…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shaaciyey in uu si rasmi ah ula wareegay maamulka amniga…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi.…
Ciidanka howl-galka midowga Afrika ee ATMIS ayaa hub laga furtay Ururka Al-shabaab waxa ay ku wareejiyeen Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.…
Ururka Al Shabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday Xerada Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ay ku leeyihiin deegaanka Ceelbaraf…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Saree ee BJFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Rooble…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay ku-xigeenka wakiilka Xoghayaha Guud…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaaca ka qaaday inaanu ahayn musharax u taagan jegada madaxtinimada ee dalka.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee xarunta dowladda HirShabeelle. Sheekh…