Jaamacadda Bariga Africa oo Xiriir Jaamacadeed la yeelatay Jaamacad ku taala dalka Sweden (Sawirro+COD)

5

Jaamacada Bariga Afrika Faraca Garoowe ayaa soo dhaweyn u samaysay Mursal Ciise oo ah Gudoomiyaha Gobalka Delarna ee dalka Swedan oo saagaray magaalada Garoowe, Kulan soo dhaweyn ah ayaa Gudoomiyaha loogu qabtay Xarunta Jaamacada Bariga wuxuuna la shiray maamulka Jaamacada, ganacsato iyo masuuliyiin kale oo kulanka kala qayb galay. Shirka waxaa ka soo baxay xiriir cusub […]

Puntland oo xusaysa 17 sano guuradii ka soo wareegatay Aas-aaskeedi

Puntland_State

Dhamaan magaalooyinka Puntland waxaa laga xusayaa dhismaha Puntland 1998 oo ka soo wareegatay 17 sano, Xaflado kala duwan ayaa maanta qorshahu yahay in lagu qabto magaalada Garoowe. Guddiga qaban qaabada xaflada 1-Agoosto ayaa sheegay in sanadkan isbedel lagu sameeyey qaabka loo dhigi jiray xafladaha oo ay booska ka saareen xafladii sida wadajirkaa ugu qayb galijireen […]

Wajiga 1-aad ee gurmadka qaxootiga Yemen oo Lasoo gaba-gabeeyey iyo guddiga Qaranka oo Lacag wareejiyey(Sawiro)

IMG_0444

Waxaa lasoo gaba-gabeeyay wejigii koowaad ee lagu badbaadinayay qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yeman, iyadoo loo diyaar garoobayo wejiga labaad ee badbaadinta dadkaasi.   Kulan ay maanta ku yeesheen magaaladda Bosaso labada gudi ee badbaadinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ay horkacayaan Culimada Soomaaliyeed ayaa lagu shaaciyey arrimahan. Gudgiga ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan yabooha dhaqaale  maadaama howlgalka nafbadbaadinta […]

AMISOM oo markale dad rayid ah ku toogtay magaalada Marka

amisom

Magaalada Marka ee gobolka Shabeelada hoose wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay ku laayeen dad rayid ah magaaladaasi. Dadka la dilay ayaa waxaa ku jiray afar wiil oo walaalo ahaa iyo aabahood. Kadib markii kolonyo ciidamo AMISOM ah ay la kulmeen qarax ka dhashay miino wadada lagu aasay ayuu dilka dadka rayidka […]

Deegaano ka tirsan gobalka Bay oo la duqeeyey

diyarad

Deegaano ku dhow degmada Buur-hakaba ee gobalka Bay ayaa la sheegayaa in ay duqeysay diyaaradaha dagaalka ee qummaatiga u kaca, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay duqeyntaasi. Waxa ay qeyb ka ahaayeen diyaaradahaasi howl galka AMISOM oo ay wadaan ciidanka Itoobiya, kaasi oo looga soo horjeedo maleeshiyaadka Shabaab, isla markaana lala beegsaday duqeymaha goobo […]

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Gaas oo lagu soo dhaweeyey Degmada Burtinle (Sawiro)

gas

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa  si weyn loogu soo dhaweeyey Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal . Maamulka  Degmada , Waxgarad, Haween , Dhalinayaro, Cuqaal, masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan ayaa si habsami leh uga qeyb-qaatay soo dhaweynta madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas loogu sameeyey […]

Guddiga gurmadka iyo taakulaynta qaxootiga oo 500 qof u anbabixiyey Muqdisho iyo Hargeysa(Sawiro)

IMG_0339

Guddiga taakulaynta iyo gurmadka dadka Soomaaliyeed ee  ka soo cararaya dagaalada dalka Yemen ayaa 500 qof u anbabixiyey magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho, kuwaasoo qayb ka ahaa dadkii la socday markabka Nawaal 3 oo shalay dekeda Bosaso keenay 2,400 qof. Guddoomiyaha ugddiga taakulaynta qaxootiga yemen Sheekh Axmed Yuusuf Daad, oo ay weheliyeen qaar ka tirsan culumadda […]

Wasiir Diini: “Horumar waxaan gaari karnaa markaan dib u dhisno Ciidanka Qaranka”

diini

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa warbixin ku aaddan xaaladda ammaanka dalka, dagaalka lagula jiro nabad-diidka, dhismaha iyo isku-dhafka ciidamada qalabka sida, waxa uu siiyey shirkii Madasha Sare ee Iskaashiga ee barnaamijka Hiigsiga Cusub ee lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirka oo hadal muhiim ah ka jeediyey shirkan oo ay soo qaban-qaabiyeen Dawladda […]

Madaxweyne Gaas oo gurigiisa ku booqdey madaxweynihii hore ee Puntland Dr Faroole

tacsi2

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hoygiisa Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ku booqday madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole si uu ugu soo tacsiyadeeyo. Madaxweyne Gaas iyo madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa si kal iyo laab ah isu dhaafsaday salaan , waxaana wajiyadooda laga dheehanayey farxad ku salaysan isu […]

Germany: Booliiska oo qabtay Tahriibayaal Soomaali ku jirto

Booliisa-Germany-Qaxooti1

Todobaadyadii lasoo dhaafay ayaa waxaa sii kordhayey dadka qaxootiga ah iyo tahriibayaasha soo galaya dalka Germany kuwaasi oo intooda badan kasoo galaya dhanka xaduuda Austria. Gobalka Bayern ee ku yaal koonfurta Germany isla markaana xadka la wadaaga dalka Austria, waxaana shalay oo khamiis ahayd ay ciidamada Germany qabteen qaxooti gaaraya 165 qof oo ka kala […]