SuxufiyiinyaUgandha1

Saxaafada Ugandha oo cambaareeyey dowlada

Ciidamada Booliiska ayaa muddo todobaad ah heysta xaruntii Jariirada Daily Monitor iyo Labada raadiyo oo kale, kadib markii ay sheegeen inay xaruntaasi ka baarayaan qoraalo sir ah oo jariiradaasi ka heshay Taliyihii sirdoonka Militariga ee dalkaasi [Continue Reading...]