Qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Bosaso oo Boolisku baaritaano ka sameeyey

Howlgal-Boolis

Waxaa habeenkii xalay xaafado ka mid ah magaalada Bosaso ka socday howl galo, kuwaasi oo ay sameenayeen ciidamada ammaanka magaalada. Waxaa ay ciidamada howl galka ka wadeen xaafadaha OTP iyo GOOBAA,kadib markii ay is qabteen dhalinyaro degan xaafadahaasi. Mid ka mid ah dhalinyarada degan xaafadda GOOBAA oo ka cudur daartay in la xuso magaciisa ayaa […]

Mashruucii Guryihii Barakacayaasha Bosaaso oo la Musuq Maasuqay!

dacwad

Anigoo ah Maxamed Axmed Maxamud ahna IsuduwahaD/hoose ee Gobolka Bari ee wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Dowlada Puntland. Halkan waxaan kusoo bandhigayaa Warbixin ku saabsan sidii loo maamulay Mashruuca dhismaha Guryaha ee Barakacayaasha ee ay Fulinayso Hayadda UNHABITAT xafiiskeeda Bosaso oo ay ku deeqday Dowladda Japan tiradooduna ay ahayd 500 oo Guri. Ka […]

Musharax Cali Xaaji Warsame oo si weyn Qardho loogu soo dhaweeyey -Sawiro

Musharax_Cali_Xaaji_Qardho (23)

Musharax Cali Xaaji Warsme oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho waxaana ka qeybgalay soo dhaweyntiisa qeybaha Bulshda Qardho,iyadoo looga hortagay meel u jirta 20km dhanka Bari magaalada Qardho,waxaana ka qeybgalay gawaari aad u badan fardooleyda, Nabadoonada, Haweenka,D halinyarada iyo dadweyne aad u […]

Gudiga gurmadka oo Jaaliyadaha Soomaaliyeed uga mahad celiyay deeqo lacageed oo ay soo gaarsiiyeen

axmed-daahir

Kulan balaaran oo si heersare ah loosoo qaban qaabiyay ayaa waxaa uu ka dhacay Markaska Dacwiga ah ee Al-Rowda Bosaso waxaana ka soo qeyb galay Mu’asasada Al-Minhaaj,iyadoo ay goiob joog ka haayeen Culimada ugu Waawayn Puntland. Kulanka Muhiimadiisa ayaa ahayd sidii dadwaynaha warbixin looga siin lahaa meesha ay marayso deeqaha gudiga soo gaaray oo ay dadka Soomaaliyeed ugu deeqayaa […]

Magaalada Bosaso oo maanta laga bilaaway dhismo wado laami ah(Sawiro)

cagaf

Waxaa maanta magaalada Bosaso oo ka mid ah magaalooyinka waaweyn ahna xarunta ganacsiga maamulka Puntland laga dhagax dhigay wado laami ah. Wadada maant laga dhagax dhigay magaalada ayaa waxa ay ka bilaawanaysaa jaamacadda Bariga Afrika ,iyadoo ku dhammaynaysa dekadda Bosaso, Waxaa loogu magac daray wadada jidka 30-ka,waxaana dhaqaala ku baxa bixisay dowladda Talyaaniga. Cabirka iyo […]

Musharax Shire Xaaji Faarax oo ku baaqay in la joojiyo Xiisada ka taagan Sool(Dhegeyso)

DSC09412

Bismillshi Raxmani Raxiim, Assalama Calykum – Ugu horreyn waxaan si wayn uga tacsiyaynayaa dadkii ku dhintey iyo kuwii ku dhaawacmey dagaalkii maantey ka dhacay deegaanka taleex. Waxaan ilaahay uga baryayaa intii dhimatey in ilaahay siiyo naxariis iyo Janno, inta dhaawaca ahna ilaahay caafimaad siiyo. Innaga oo dhanna ilaahay innaka siiyo samir iyo iimaan. – Waxaan […]

Qaar ka mid ah xaafadaha Magalada Qardho oo guddi loo sameeyay(Sawiro)

HADO_Qardho. (12)

Hey’adda HADO oo ka mid ah Hey’adaha ka shaqeeyo deegaanada Puntland ayaa maanta kulan ay u qabtay Xaafadaha Qorayacad,Gacanlibaax,iyo Xaafadda Xiingood waxa ay u dhistay guddi si gaar ah ugu shaqeyndoono isku xirka Bulshda,Nabadda iyo isdhehgalka Bulshda,waxaana kulankaani ka soo qeybgalay Maamulka degmada Qardho,sarakiisha Hey’adda HADO iyo 15 qof oo laga soo xulay xaafaddahaasi. Kulankaani […]

Guddiga Wadatashiga Bari Iyo Sanaag oo Puntland ku eedeeyey dagaalkii Taleex(Dhegeyso)

DSC09405

War saxaafadeed Maxaa keenay in lagu duulo TALEEX? Waxaa soo diyaariyey Guddiga Wadatashiga Bari Iyo Sanaag. Sida lawada ogsoonyahay magaaladda Taleex,waxaa lagu qabtay shirkii ugu horeeyey ee lagu dhisay maamul goboleedka KHAATUMO STATE shirkaas oo ay kasoo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada ee gobolada Sool iyo Cayn kuwaasoo ay hoggaaminayeen Isimadooda ,waxayna ku dhawaaqeen […]

Indho-Sheel oo Madaxtooyada Puntland ku eedeeyey dagaalkii Boocame [Dhageyso]

indhosheel1

Mid kamid ah hogaamiyayaasha maamulka Khaatumo Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel ayaa ku eedeeyey dagaalkii ka dhacay duleedka degmada Boocame inuu ahaa weerar ay ka qeyb qaateen ciidamada Madaxtooyada Puntland. Indho-sheel ayaa sheegay in wafdigooda oo kusii jeeday magaalada Taleex ay duulaan kusoo qaadeen ciidamo u badan kuwa Madaxtooyada Puntland oo ku sugnaa duleedka magaalada Boocame […]