doonyaha_tariibta2014

Dooni Tahriib sida oo ku degtay xeebta Yemen

Dowlada Yemen ayaa shaacisay in Sabtidii lasoo dhaafay ay 70 qof oo tahriibayaal ah ku dhinteen dooni ku degtay xeebta dalka Yemen. Saraakiisha dowlada Yemen ayaa sheegay in doonidan degtay ay saarnaayeen tahriibayaal intooda badan u dhashay dalka [Continue Reading...]