Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ee sanad Dugsiyeedka 2021-2022 oo ay u fadhiisteen ku dhawaad…
Xubnaha Beesha Caalamka, gaar ahaan wadamada taageera Somaliland ayaa war kasoo saaray rabshadihii xooganaa ee shalay ka dhacay magaalada Hargeysa.…
Magaalada Hargeysa waxaa saaka ka bilowday bannaanbax uu soo qabanqaabiyeyeen xisbiiyada mucaaradka ah ee Jamhuuriyadda Gooni Isu taageeda ku dhawaaqday…
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Xabsiga dhigay Mulkiilaha Maqaayadda SIMA Axmed Sayid Heybe Nuur ,halkaas oo xalay ay Bulshada kula damaashaadeen…
Musharraxa xilka Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga mucaaradka ah Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo la hadlay taageerayaashiisa oo isugu soo…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Midowga Yurub, Amb. Tiina Intelmann oo ay wehelinayeen Safiirka…
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulan la qaatay culimada iyo qaar kamid ah shirkadaha ka shaqeeya arrimaha…
Gudoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo Raac) ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaasi iyo xubinimadii Guddiga Doorashooyinka.…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta dhaariyey Xubnaha Guddiga diiwaangelinta Ururrada iyo axsaabta siyaasadda…
Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxaa ka dhacay kulan u dhaxeeyay Madaxweyne Muuse Biixi oo wakiil ka ah Xisbiga Talada…
Maxkamadda Racfaanka ee Hargeysa ayaa saaka 2 sanno oo xabsi ah iyo 3 Milyan oo lacagta Somaliland ah ku xukuntay…
Ciidamada Somaliland ayaa xabsi ku yaala degmada Gabilay dhigay nin lagu magacaabo Aare Saleebaan Cowleed. Ninkaan ayaa baraha bulshada si…