Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo kamid ahaa dadkii lagu duqeynayay Laascaanood ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda…
Dowlada Mareykanka ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi kala hadashay dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood gaar ahaan khasaaraha ka dhashay…
Somaliland ayaa oo maanta war ka soo saartay xaaladda Magaalada Laascaanood ayaa sheegtay in ay xabad-joojin dhinaceeda ah wali jirto.…
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay xaalada Magaalada Laascaanood ayaa sheegtay in ay degan tahay isla markaanna Gudoomiyaha gobalka Sool, shaqadiisa…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay dagaalkii Magaalada Laascaanood ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka ayaa ayaa…
Taliska ciidanka Somaliland oo ka hadlay xaaladda Magaaladda Laascaanood ayaa sheegay in ay la dagaalamayaan dhalinyarro abaabulan oo ay argagixiso…
Xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucaarad ayaa maanta gaaray heshiis cusub, oo ku saabsan xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee…
Kabtan Cabdillaahi Sugaal oo ahaa taliye Saldhig Boolis oo ku yaalla Magaalada Hargeysa ayaa maydkiisa laga heley xafiiskiisa oo uu…
Wasiirada Arrimaha Gudaha, Warfaafinta, Difaaca iyo Xannaanada Xoolaha oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Caynaba ayaa ku dhawaaqay Xabad joojin…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland ayaa xaqiijisay in dagaalka Laascaanood uu galay maalintii saddexaad. War ka soo wasaaraddan ayaa lagu…
Shacabka Degmada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa maanta ka mudaharaaday dilalka soo noqnoqday ee magaaladaasi ka dhaca. Shacabka ayaa lasoo…
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo ka hadlay sababta ciidanka Somaliland looga saaray magaalada Laascaanood ayaa sheegay in…