wariye

Wariye lagu dhaawacay Koonfurta Gaalkacyo

Koonfurta Gaalkacyo waxaa Galabta lagu dhaawacay Wariye Siraaji Yuusuf Sugaal oo ka mid ah wariyaasha Koonfurta Gaalkacyo ka howl gala. Sababta dhaawaca wariyaha ayaa ka imanay Warar kal duwan oo qaarkood sheegaya in wariyaha ay ku dhacday xabad [Continue Reading...]

barawe-amisom-6

Dagaal ka dhacay Duleedka Magaalada Baraawe

Ciidamada dowladda ee ku sugan Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa weerar ku qaaday xalay siyaasiyiin ku sugnaa duleedka Magaalada oo ku aruursaday Ciidamo u gooni ah sida uu sheegay gudoomiye ku xigeenka degmada Bashiir Maxamed [Continue Reading...]