Nuclear Security Summit

Madaxweynaha Turkiga oo Gaaray Dalka Jabuuti

Dalka Jabuuti waxaa xalay gaaray wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo maalinkii shalay dalka Sacuudiga uga qayb galay Aas loo sameeyey boqorkii Sacuudiga oo maalin ka hor geeryooday. Wafdiga Madaxweyna Turkiga [Continue Reading...]

boqor-cabdallah-sucuudiga-geeri-2015

Boqor Cabdullahiga Sucuudiga oo geeriyooday

Waxaa habeenimadii Jimcaha soo galayey Isbitaalka Boqortooyada ee ku yaal magaalada Riyaad ku geeriyooday Boqor Cabdullahi bin Cabdulcasiis al Saud oo ahaa 90 sano jir. Geerida Boqorka Sucuudiga ayaa waxaa habeenimadii Jimcaha laga shaaciyey [Continue Reading...]

maleeshiyada-xibullah

Isra’iil oo duqeysay Xisbullahda Siiriya!

Diyaaradaha dagaalka ee Isra’iil laga leeyahay ayaa Axadii duqeeyey kolonyo gadiid dagaal ah oo ay saarnaayeen dagaalyahanada Shiicada Xisbullah ee ka dagaalamaya gudaha dalka Siiriya. Duqeyntan ayey geysteen diyaaradaha helikobterka loo yaqaan [Continue Reading...]

dagaalo-sinaay-masar-2015

Dagaalo ka dhacay gobalka Sinaay, Masar

Gobalka Siinaay ee bariga dalka Masar ayey iska horimaadyo ka dhaceen labadii maalmood ee lasoo dhaafay, waxaana la sheegay in halkaasi lagu dilay qaar kamid ahaa hogaamiyayaasha maleeshiyaadka dowlada la dagaalamaya. Wasaarada Gaashaandhiga ee [Continue Reading...]

qarax-yobe-nigeria-2015

Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Nigeria

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Potiskum ee gobalka Yobe, waqooyiga dalkaasi Najeeriya (Nigeria). Weerarkan oo Axadii shalay dhacay, ayaa lala beegsaday goob laga raaco gaadiidka dadweynaha, [Continue Reading...]

yazidi_waayeel

ISIS oo siideysay Boqolaal ah dadka Yazidiga

Kooxda ISIS ee ka dagaalameysa dalka Ciraaq ayaa Sabtidii siideysay 200 qof oo kasoo jeeda dadka loo yaqaan Yazidi oo ay gacanta ku hayeen. Dadkan lasiidaayey oo u badan dad waayeel ah iyo caruur ayaa gaaray magaalada Kirkuk ee waqooyiga dalka [Continue Reading...]