Members of Iraqi security forces and Shiite militia fighters make their way in vehicles from Samarra to the outskirts of Tikrit

Ciidamada Ciraaq oo duulaan ku qaaday Tikrit

Ciidamada dowlada Ciraaq ayaa bilaabay hawlgalo iyo duulaan cusub oo ay doonayaan inay dib ugula wareegaan magaalada Sunnida ku badan tahay ee Tikriit. Magaalada Tikrit oo ah caasimada Gobalka Salaaxu-Diin ee dalka Ciraaq ayaa 130km dhanka waqooyi [Continue Reading...]