Magaalada Bosaso oo laga furay xarunta ciyaaraha iyo jimicsiga jirka(Sawiro)

IMG_3453

  Waxaa habeenkii xalay ahayd wasiir ku xigeenka wasaaradda dekadaha, gaadiidka badda iyo la dagaalanka burcad badeeda Dr. Cabdullaahi Aadan Ciise Toohe xariga uu ka jaray xarun cusub oo lagu magacaabo xarunta ciyaaraha iyo jimicsiga jirka (Puntland Fitness Center) Magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa laga furay xarunta, waana tii ugu horeysay ee laga […]

Le Pen: “Zlatan dalkeena hanooga baxo”

zlatpen-jpg

Maalintii Axadda ayey ahayd markii uu soo baxay muuqaal muujinaya ciyaaryahanka dalka Sweden Zlatan Ibrahimvic ee u ciyaara kooxda PSG ee dalka Faransiiska oo ku xanaaqsan Garsoorayaashii ciyaartii dhex-martey PSG iyo Bordeaux. PSG ayaa looga adkaadey 2-3, iyada oo Zlatan u dhaliyey kooxdiisa labada gool ee ay la timid. Ibra ayaa laga duubey isaga oo […]

Maamulka jaamacadda Bariga Afrika oo qalab isboorti ugu deeqay dhalinyarada degmada Bosaso(Sawiro)

DSC_0652-348x180_867176a5204d45d0b241544b95b37ca3

Waxaa maanta maamulka jaamacadda Bariga Afrika ay qalab isboorti ugu deeqeen dhalinyarada isboortiga degmada Bosaso. Qalabka ay maamulka jaamacadda ugu deeqeen degmada Bosaso ayaa waxa uu isugu jiray kubado, kabaha lagu ciyaaro, maaliyado iyo buumayaal. Mustafe Majacase oo ah gudoomiyaha isboortiga gobalka bari ayaa ka gudoomay maamulka jaamacadda, isla markaana ugu mahad celiyey qalabka ay […]

Jaamacadda Bosaso oo qalab isboorti ugu deeqay dhalinyarada degmada Carmo(Sawio)

SAM_0102-348x180_aaabb4c599df6910ec14a023549b4749

Jaamacadda Bosaso oo ka mid ah jaamacadaha ku yaala Puntland-Somalia ayaa maanta qalab isboorti ugu deeqay dhalinyarada degmada Carmo ee gobalka Bari. Waxa uu isugu jiray qalabka loogu deeqay dhalinyarada kubado, maaliyado iyo kabaha lagu ciyaaro. Maammulka ayaa ku wareejiyey gudoomiyaha isboortiga gobalka Mustafe Majace oo uga mahadceliyey jaamacadda dhiiri gelinta ay u sameysay dhaliyarada. […]

Ciyaar lagu Maamuusayey Xuska 1-da Agoost 2014 oo Garoowe ka dhacday. (Sawiro)

SAM_3526

Garoonka Kubada Cagta ee Mire Awaare ee Garoowe ayaa Galabta Lagu qabtay ciyaar lagu maamuusayey xuska 16 sanad guuradii ka soo wareegatay aas aaska Puntland. Ciyaarta ayaa waxa ay u dhaxaysay kooxaha Horseed oo ka dhisan Garoowe iyo Comsed oo ka dhisan Gaalkacyo waxaana daawasha ciyaartan ka soo qayb galay Madaxweynaha Puntland, wasiiro, xildhibaano iyo shacabka jecel […]

Kooxda Jarmalka ee ku guuleystey koobka adduunka ayaa Berlin lagu soo dhaweeyey (Sawiro)

SOCCER-WORLD_GER_14

In ka badan 400 000 oo qof ayaa maanta magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ugu dabaaldegey kadib markii kooxda kubadda cagta ee Jarmalku ay ka soo degeen Berlin iyaga oo sida Koobkii Adduunka. Diyaaradda wadey kooxda kubadda cagta ee Jarmalka ayaa laba saacadood ka soo daahdey waqtigii loogu talo galay, waxayse ka soo degtey Garoonka […]

Gobalka Nugaal oo maanta badiyey iyo gobalka Karkaar oo la hakiyey

nugal

Waxaa maanta xulka gobaka Nugaal ay guul ka gaareen ciyaartii ay la yeesheen gobalka  Gardafuu oo sandkan ku cusub tartanka Cyaarta waxaa ka soo qeyb galay taageerayaasha laba gobalka iyo weliba dad aad u fara badan oo ku xirnaa tartanka Waxa ay ciyaarta ku bilaawatay weerar iyo weerar celis ay isku qaadayeen laba gobalka Waxa […]

Nugaal oo iska caabin adag kala kulantay xulka gobalka karkaar

nugal

Waxaa maanta garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare ee magalaada Garowe ay ciyaar adag ku dhexmartay gobolada karkaar iyo Nugaal, ciyaartaasi oo qeyb ka ahayd tartanka goblada Puntland Labada gobalka ayaa ka wada tirsan guruubka A, iyadoona galabta cyaartii dhexmartay ay ka soo qeyb galeen taageeraayaal aad u fara badan oo ka kala socday labada […]