finalconfederationcup1

Brazil oo qaaday koobka Confederation Cup

Xulka dalka Brazil ayaa xalay guul markale kaso hooyey ciyaarihii Confederation Cup ee lagu qabtay dalkaasi. Ciyaartii Finalka oo dhexmartay dalalka Spain iyo Brazil ayaa ahayd mid xiiso badan, waxaana muuqatay in xulka Spain si weyn looga ciyaar [Continue Reading...]

KayxogGos1

Xoghayaha GOS oo la kulmay Nicholas Kay

Xoghayaha guud ee Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Duran Ahmed faarax ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay ku xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka [Continue Reading...]

lionel-messi-1

Lionel Messi oo Maxkamada Spain looga yeeray

Messi ayaa loo heystaa isaga iyo aabihiis inay la dhuunteen lacag badan oo canshuur ah oo ay ku leedahay dowlada Spain, kadib markii dhaqaale badan ka sameeyeen heshiisyo qarsoodi ah oo xayeysiin ay la galeen shirkado fadhiyadooda ay yihiin dalalka [Continue Reading...]