Steven Pienar Oo Ka Tagaya Kooxda Everton

Steven_Pienaar

Weeraryahanka Kooxda Everton Steven Pienaar ayaa shaaca ka qaaday in uu isaga tagayo Kooxdiisa Everton ee ka dhisan Ingiriiska. 28-jirkaan u dhashay Koonfur Afrika ayaa wuxuu sheegay in uu dhawaan ka tagi doono Kooxda uu iminka u ciyaaro ee Everton. Steven Pienaar ayaa horay wuxuu ugu soo ciyaari jiray Kooxaha Ajax Amsterdam iyo Borussia Dertmund,isagoona […]

Ronaldinho oo ku biiray kooxda Flamengo

capt_photo_1294691248891-1-0

Kooxda Flamengo ee wadanka Brazil ayaa shaacisay in ay heshiis rasmi ah  la gartay kubad qaabeeyihii qadka dhexe ee kooxda Ac Milan Ronaldinho. Naadiga Flamengo oo ka dhisan wadanka Brazil ayaa Ronaldinho waxa ay kula wareegeen aduun lacageed oo dhan £3 milion. xidigii hore ee kooxda Barcelona ayaa waxa uu qalinka ku duugay heshiis 3 sano oo socon […]

Lionel Messi oo noqday xidiga aduunka sanadka 2010

r3202418994

Weeraryahanka xulka Argentina Lionel Messi ayaa waxa loo magacaabay xidiga sanadka kadib xaflad balaaran oo caawa ka dhacday magaalada Zurich ee wadanka Switzerland. Messi oo 24 jir kana tirsan kooxda Barcelona ee wadanka Spain ayaa waxa uu ka hormaray xidigaha ay isku kooxda yihiin  una wada dhashay wadanka Spain Xavi Hernandes iyo Anderas Iniesta oo […]

Napoli oo ku barbartay Juventus

Italy Soccer Serie A

Kooxda Napoli  ayaa dibir la heshay kooxda Juventus markii ay  kulan ka tirsan horyaalka wadanka Talyaaniga ee Serie-da ku marti qaaday  garoonkeeda Stadio San Paolo habeenkii xalay ahaa . xidiga reer Urugway E. Cavani ayaa digada ka dhigay Juventus kadib markii uu shabaqooda  dhex qotomiyay 3 gool oo xiriir ah kaasi oo loo yaqaan Hat-Rick. […]

Real Madrid iyo Barcelona oo isku jawaabay

r507976917

Kooxda Real Madrid ayaa jawaab cad ka bixisay guushii   ay gaartay kooxda hogaanka heysa ee Barcelona  markii ay ciyaartii caawa ay la yeelatay  kooxda Villareal ugu awood sheegtay 4-2. kulankaan oo ka tirsanaa horyaalka La Liga-ha wadanka Spain ayaa waxa uu ka dhacay garoonka kooxda Real Madrid ee lagu magacaabo Santiago Bernabue wuxuuna ahaa  mid […]

Inter oo guul gaartay,Milan oo bareejo gashay iyo Roma oo laga badshay!

139975

Macalinka cusub ee kooxda Inter Milan Leonardo ayaa kooxdiisa gaarsiiyay guushii labaad ee iska xigto tan iyo intuu xilka ka khaliifay macalinkii Inter ee xilka laga racdeeyay Rafeal Benitez. Inter ayaa galabta waxa ay  ciyaar ugu martisay kooxda Catania Calcio oo ka mid kooxaha ka ciyaara horyaalka Talyaaniga waxeyna ku soo macsalaameysay 1-2, goolasha Inter […]

Maamulka G/Bari oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Dadkii Ka Qayb qaatay Dhiiragelinta Xulka Gobolka Bari (Sawiro)

IMG_1130

Xaflad Shahaado sharaf lagu gudoonsiinaayay dadkii ka qayb qaatay horumarinta Isboortiga gobolka Bari iyo bahda Saxaafada ee tebinaayay koobka gobolada Soomaaliya ayaa duhurnimadii maanta ka dhacdey Hoteelka Jubba ee magaalada Bosaaso. Masuuliyin kala duwan ayaa kasoo qaybgalay Xafladda sida Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdixaafid Cali Yuusuf,Taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska iyo asluubta Puntland Muxiyadiin,Siyaasi Barkhad Cali Saalax,Ganacsato,Haween,Saxaafada […]

Magacyada xidigaha ku guuleestay abaal marinta kubada dahabka(Ballon d’Or).

FOOTBALL/MISCS/CHEVCHENKO BALLON D'OR

Dhowaan ayaa la filayaa in qiimeyn lagu sameeyay ciyaaryahanka ugu fiican qaarada yurub kadibne waxaa lagu abaal marin doono kubada dahabka ee loo yaqaano Ballon d’Or. Jariirada France Football ee  ka soo baxda wadanka France ayaa sanad kasta waxa ay bixisaa abaal marinta kubada dahabka ee Ballon d’Or. Xidigii u dhashay wadanka England Stanley Matthews […]

David Beckham oo si amaah ah ugu biiray Kooxda Tottenham

David Beckham

Xidiga kooxda LA Galaxy ee wadanka Mareynka David Bechkam aya si rasmi ah waxa uu ugu biiray kooxda Tottenham Hutspur oo ka mid naadiyada ka ciyaara horyaalka Ingriiska. Kabtankii hore ee xulka England Bechkam  oo 35- jir ah ayaa kooxda Totenham waxa uu ugu ciyaari doonaa qaab deyn ah labada bil ee ina soo aadan. […]

Ciyaartooyda Gobolka Bari Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Boosaaso(Sawiro)

DSC09218

Ciyaartooydii gobolka Bari uga qaybgashay Ciyaarihii gobollada Soomaaliya ee ka dhacay magaalada Garoowe ayaa si weyn maanta loogu soo dhaweeyey gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Mas’uuliyiin iyo dadweyne farabadan oo isugu jira ganacsato,haween,dhalinyaro iyo maamulka degmada Boosaaso ayaa uga hortagay Ciyaartooyda dhanka Koonfureed ee laga soo galo magaalada Boosaaso. Intaasi ka dib ayaa […]