Waxaa sii xoogeysanaya Banaanbaxyada ay Ardayda Jaamacadaha ka dhigayaan xarumaha Jaamacadaha ugu waaweyn ee dalka Mareykanka, xili ciidamada amaanka ay…
Wefdi ka socda Kuuriyada Waqooyi oo uu hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga Caalamiga ah Yun Jong Ho, ayaa booqasho ku tagay dalka…
Senate-ka Mareykanka wuxuu ansixiyey xirmo deeq militari oo gaareysa $ 95 bilyan Talaadadii, waxaana deeqdan horey usoo ansixiyey Aqalka Wakiilada…
Afhayeenka garabka hubaysan ee Xamaas ee al-Qassam Brigades, Abu Ubaida, ayaa Talaadadii ku baaqay in kor loo qaado dagaalka dhinacyada…
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay 28 kalena waa lagu la’yahay musiibo dooni siday muhaajiriin oo ku degtay xeebaha…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka UK ayaa xalay saqdii dhexe ansixiyey qorshaha xasaasiga ah ee Xukuumada UK dooneyso inay ku musaafuriso…
Isra Hirsi oo ah 21 sano jir ayaa kamid ah ardayda soo qaban qaabiyey banaanbaxa looga soo horjeedo Israa’iil oo…
Hogaamiyayaasha dalalka Galbeedka Afrika ayaa ku baaqay iskaashi dheeri ah ee gobolkaasi si loola dagaallamo argagixisada. Isniintii shalay ayey magaalada…
Madaxii sirdoonka millatariga Israa’iil ayaa iscasilay isniintii kadib guul darooyinkii ku hareeraysnaa weerarkii aan hore loo arag ee Xamaas ee…
Ugu yaraan shan gantaal oo laga soo tuuray magaalada Zummar ee dalka Ciraaq ayaa lala beegsaday saldhig milatari ee Maraykanka…
Ururka Xisbullah ayaa Axadii sheegay in ay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil, taasi oo hawlgal dagaal…
Israa’iil ayaa duqeymo khasaare geystay ka fulisay Qaza maanta oo Axad ah, iyadoo sidoo kale weerar horleh ku qaaday dhulka…