Doorashooyinka Puntland: Himilooyin Raagey iyo Hogaamiyaha xaqiijin kara!!
Thursday, November 6th, 2008 at 9:08 pm

Waxaan shaki ku jirin in himilooyinkii waaweynaa ee aay sugayeen shacabka Puntland gaar ahaan dadka indheergaradka ah tobankii sano ee maamulkaasi dhisnaa aay noqdeen hal bacaad lagu lisey.himilooyinkaas oo aay ku fashilmeen sadexdii hogaan ee Puntland madaxtinimadeeda iskaga danbeeyay, iyagu haba kala saami badsadeene,laakiin waxaa marag ma doonto ah in dhamaantood midna uusan xil iska saarin xaqiijinta himilooyinkaas.

Warka Subaxnimo
