Horseed Media | Breaking News | Business| Entertainment
	<language>en</language>
Madaxweyne Faroole oo Gaaray Bosaaso Kana Jawaabay Warbixinti Qaramada Midoobay(Sawirro)
		<description><![CDATA[Waxaa maanta soo gaaray magaalada Bosaso Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole, oo kasoo kicitimay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.
Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyey qaar kamid ah Wasiirada xukuumada Puntland oo ay kamid yihiin Wasiirka Amniga Gen.Yusuf Ahmed Khayr, Wasiirka Waxbarashada Cabdi Farax Juxa, Wasiirka Duurjoogta Cabdiqani Yusuf iyo xubno [...]]]></description>
Dowlada Jabuuti oo Sheegtay in aysan Ciidan usoo diraynin Soomaaliya
		<description><![CDATA[Dowladda Wadanka Jabuuti ayaa waxaa ay shaacisay in aysan wax Ciidan usoo diraynin dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geele oo la hadlaayay Wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegay in aysan Xukuumadiisa u qorshaysnayn in Ciidan nabad ilaalineed usoo dirto dalka Soomaaliya.
Wuxuuna sheegay in ay jirtay guux Siyaasadeed oo tilmaamayay in bilooyinka soo socda ay [...]]]></description>
Baarlamaanka Maraykanka oo si dirqi ah ku ansixiyey Qorshaha Caafimaadka ee Obama
		<description><![CDATA[Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayey guul uga soo hooyatay codbixintii xalay laga qaaday Golaha Wakiilada ee dalkaasi Maraykanka, oo u codeeyey Qorshaha cusub ee Xukuumada Obama ku dooneyso inay ku bedasho qorshaha Caafimaadka ee dalkaasi Maraykanka.
Codbixintan ayaa ahayd mid xasaasi ah isla markaana ku khasabtay Madaxweynaha Maraykanka Obama inuu olole dheer u galo in uu [...]]]></description>
Hogaamiyaha Iran oo wax kama jiraan ku tilmaamay Baaq ka yimid Obama
		<description><![CDATA[Hogaamiyaha ruuxiga ah ee dalkaasi Iran, Ayatullahi Cali Khumeyni ayaa ku tilmaamay hadal aan wax ka jirin baaq uga yimid Madaxweynaha Maraykanka ee Barack Obama, xili uu dhawaan Madaxweynaha Maraykanka uu sheegay in uu doonayo in dowladiisa Xiriir fiican la yeelato shacabka Iran.
Ali Khumeyni ayaa sheegay in dowlada Maraykanka hadaladeeda iyo siyaasadeeda ay fuliso aysan [...]]]></description>
Israel oo ku adkeysatay inay guryo ka dhisaneyso dhulka Falastiin
		<description><![CDATA[Dowlada Israel ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay sii wadi doonto qorshaheeda ku aadan dhismaha guryo cusub oo ay Dowlada Israel dad Yuhuud ah ku dejinayso dhulka Falastiin ee Bariga magaalada barakeysan ee Qudus.
Qoraal ay Xukuumada Israel u gudbisay dowlada Maraykanka ayaa lagu sheegay in Xukuumada Israel ay sii wadi doonto qorshaha ay ku [...]]]></description>
Wadahadalkii ugu horeeyey oo dhexmara Kooxaha ka dagaalama Afghanistan iyo Xukumada Karsay
		<description><![CDATA[Magaalada Kabul ee caasimada dalka Afghanistan ayaa waxaa ka furmay wadahadladii ugu horeeyey oo dhexmara Xukuumada uu hogaamiyo Xamiid Karsaay iyo kooxaha Islaamiyiinta ah ee dalkaasi ka dagaalama.
Kulankan ayaa wuxuu dhexmarayaa kooxda loo yaqaan Xisbul Al Islami, iyo Xukuumada Xamiid Karsaay, waana kulankii ugu horeeyey oo fool ka fool ah oo ay Dowlada Afghanistan la [...]]]></description>
Qorshe lagu dhisayo Masaajidka Salaaxu-Diin ee magaalada Gaalkacyo
Ugu Yeerid dhamaanba Umada Islaamka Sadaqo aan dhamaaneyn
Masaajidka Salaaxu-Diin oo ka mid ah Masaajidada magaalada Gaalkacyo, kuwooda ugu dadka badan, kuna yaala gudaha ama bartanka magaalada, Muslimiinta soo xaadirtay masaajidka ayuu qaadi waayay salaadaha oo dhan, oo ay qaarkood ku oogaan Salaada ama ku tukadaan banaanka masaajidka, taasoo keentay in si deg deg ah loogu [...]]]></description>
Kooxda Horseed oo ku guuleysatay Koobka Jaaliyadda Holland 2010 (Sawiro & Video)
Kooxda FC Horseed ayaa ku guuleysatay koobka sanadnalaha ah ee lagu qabto dalka Holland, koobkan ay soo qaban qaabisay Hay’ada Jaaliyadda Soomaalida ee magaceeda la yiraaho Nederland – Somalia (Nedsom) ayaa waxaa ka qeyb qaatay kooxo kala gedisan oo ka kala socday magaalooyinka dalka Holland qaarkood.
Koobka kubada cagta ayaa ah mid xiligan lagu qabto Hool [...]]]></description>
Madaxweyne Sheikh Shariif oo dhowaan tegi doona dalka Libya
		<description><![CDATA[Madaxweynaha DFKM ah ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa lagu wada inuu dhowaan socdaal ku tego dalka Liibya.
Saraakil ka tirsan Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa warbaahinta Horseed Media u xaqiijiyey in maalmaha ama asbuucyada soo socda uu Madaxweynuhu ka ambabixi doono magaalada Muqdisho oo iminka ku suganyahay.
Waxaana ay sheegeen in Safarka Madaxweynaha ay ku wehelin doonaan [...]]]></description>
Wasiirada arimaha dibadda Wadamada Jaamacada Carabta oo ka arinsanaaya Xaalada dalka Soomaaliya
		<description><![CDATA[Wasiirada arimaha dibada ee Jaamacada Carabta ayaa dhowaan kulan ka yeelan doona Xaalada iminka ka jirta dalka Soomaaliya.
Magaalada Sirta ee dalka Libya ayaa waxaa ku qulqulaaya Wasiiro iyo diblomaasiyin Carbeed kuwaas oo halkaasi dhamaadka Bishan uga furmi doono Shir ay ka wada yeelan doonaan xaaladaha wadamada colaadaha ka taagan oo xubin ka ah Ururka Jaamacada [...]]]></description>
Madaxweynaha Puntland oo Gaaray Qardho
		<description><![CDATA[Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa waxaa usoo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.
Wefdi u hogaaminaayo Madaxweynaha ayaa subaxnimadi maanta kasoo ambabaxay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland,waxaana si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Qardho.
Masuuliyinta gobolka,degmada,Waxgarad iyo dadweynaha magaalada ayaa ka qayb qaatay soo dhowaynta,waxaana si aad ah loo sugaayay amniga guud [...]]]></description>
Ciidanka Badda Maraykanka oo Meel u dhow Xeebta Laasqoray Keenay Burcad Badeed
		<description><![CDATA[Ciidanka Badda Maraykanka oo qayb ka ah howlgalka la dagaalanka Burcad Badeeda Soomaalida ayaa la sheegay in Rag loo malaynaayo Burcad Badeed ay kusoo daadiyeen meel u dhow xeebta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag.
Mid ka mid ah dadka degaanka ayaa Horseed Media u sheegay in Markab dagaal oo uu ka babanaayo calanka dalka Maraykanka uu [...]]]></description>
Hay’adda DRC oo Qalab gudoonsiisay Ciidanka Dab Damiska ee Bosaaso(Sawirro)
		<description><![CDATA[Qalabkaan ay maanta gudoonsiisay Hay’adda DRC Ciidanka dab damiska ee magaalada Bosaaso ayaa isugu jiray dhar,kabo iyo tuubooyinka biyaha lagu sayro iyo weliba agab kale oo loogu talagalay daminta dabka.
Xaflad qalab lagu wareejinaaya Ciidanka dab damiska ayaa ka dhacday xarunta Dowladda Hoose halkaasi oo ay kasoo qaybgaleen maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Bosaaso,Wasiir Kuxigeenka [...]]]></description>
Xaalada degmada Xingalool ee G/Sanaag oo degan
		<description><![CDATA[Degmada Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa laga dareemaaya Jawi deganaansho ah ka dib marki ay halkaasi maalmihi lasoo dhaafay ka taagnayeen xiisado Colaadeed.
Xiisadahaas Colaadeed ayaa yimi ka dib marki dhowaan Rag hubeysan ay  Saddex qof oo rayid ah dil toogasho ugu geysteen degmada ayna ku guuleysteen in ay baxsadaan.
Qof ka mid ah dadka degaanka oo [...]]]></description>
Ciidanka Badda Midowga Yurub oo qabtay 12 Burcad Badeed(Sawirro)
		<description><![CDATA[Ciidanka Badda ee Midowga Yurub ayaa soo qab qabtay ila 12-nin oo looga shakisanyahay in ay ka mid yihin Burcad Badeeda Soomaalida.
War Saxaafadeed ay soo saareen nuqul ka mid ah ay soo gaarsiiyeen Warbaahinta Horseed Media ayay ku sheegeen in ragaasi ay qab qabteen maalmihi lasoo dhaafay ka dib marki ay howlgalo ka sameyeen Xeebaha [...]]]></description>