Medina Money Transfer

Xawaaladda Medina Money Transfer waxaa ay dhawaan ka hawlgashey dhamaan geyiga Soomaaliya, waana xawaalad ku shaqqeyneysa qaab casri ah taas oo ay maamulaan shaqaale waayo aragnimo u leh arrimaha ay ka shaqeynayaan kuna soo dhexjirey sanado aad u faro badan, Xawaaladda Medina Money Transfer waxa ay ku soo kordhisey ganacsiga xawilaadaha waxyaabo cusub oo aan horey u jirin, waxaadna heleysaa waxyaabo kuu gaar ah haddii aad ka mid noqoto macaamiisha rasmiga ah ee Xawilaada.

Xawilaadu waxay ku shaqeyneysaa qaabka Online-ka, halkii aad lacagta u dirtey ay ku gaarsineysaa wax daqiiqad ka yar iyada oo qofka lacagta loo direy lagu wargelinaayo adeega SMS haddii uu lee yahay GSM, Hadaba ku dirso kana qaado Medina Money Transfer. qaybo kamid ah xarumaha waaweeyn ee shirkadda hoos ayaad ka heli halkii aad kala xiriiri lahayd.