Tacsi: Marxuum C/risaaq Cilmi Sugule
Sunday, November 9th, 2008 at 8:44 am
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Dhamaan ardayda reer puntland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer c/risaaq cilmi sugule iyo dhamaan ehelada iyo qaraabada uu ka tagay Alla ha u naxariisto c/risaaq cilmi sugule oo ku geeriyooday magaalada qardho
waxaa halkaan Tacsi ka diraya dadka kala ah.
1 c/casiis Siciid Baajuun
2 C/wali Siciid Bakalay
3 Faadhig Cali Bacle
4 Axmed Siciid Xirsi
5 Raage cismaan cumar
6 Maxamed faarax mire
7 Salaan muuse maxamed
8 Shirwac cismana ciise
9 C/raxmana cismaan cumar
10 Maxamed axmed maxamed (diis)
11 C/nadiif xuseen cali (Baaruud)
12 Maxamuud cali xuseen (xidig)
13 Maxamed muuse cali
14 C/fataax axmed dimcad
15 Maxamed cabdi shire
16 C/xakiin xaaji ciise
17 Ayaanle faarax xirse
18 C/risaaq faarax ciise
19 Maxamed khaalid xasan (boqorka)
20 Cali c/laahi cisiid (gubad)
21 Ubax muuse maxamed
Iyo dhamaan dhalinyarada iyo jaaliyada ku nool masar qaahira waxaan leenahay Allah u Naxaariisto.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Waxaa Sidoo kale halkan tacsi ka dirya dadka kala ah.
1. Yaasiin Siciid Axmed
2.Liibaan Maxamuud Barkhadle
3.C/qaadir Cali Jamac (Keenadiid)
4. Yusuf C/qaadir Cusmaan
5. Yaasiin Maxamed Yaasiin
6. Axmed Maxmed Cali
7. Hamze Cabdi Xasan
8.Faadumo Cumar Jamac
iyo dad kale oo badan oo kala jooga Qardho iyo Dunida inteeda kale waxa ay tacsi u diryaan Dhammaan Intii uu ka geeriyooday Marxuum C/risaaq Cilmi Sugule oo dhawaan ku geeriyooday Qardho.
Tacsi taas la mid ah waxaa halkaan ka dirya.
Maamulka iyo Macallinta Machadka Universal Qardho waxa ay tacsi taa la mid ah u diryaan Eheladii iyo Dhammaan intii uu ka tagay Marxuum C/risaaq Cilmi Sugule oo dhawaan ku geeriooday Qardho.

Warka Subaxnimo

