Waraysi Gaar ah oo Horseed Media la yeelatay Dr. Adam Mohamed Essa

Sunday, November 9th, 2008 at 11:10 pm

Waxaa noo suurta gashey inaan waraysi gaar ah la yeelno Adam Mohamed Ciise oo kamid ah musharixiinta isu soo taagey Jagada u sareysa Puntland

Hadaba Adam Waa kuma?, Maxaa ku kalafiy in uu isa soo sharaxo, Yuu u wataa madaxweyne ku xigeen? sidee u arkaa in Xukuumaddu in ay magacawdo xubnaha ansixinta? kaga bogo waraysiga

Dhegayso: [audio:waraysi_adam_mohamed.mp3]

Ama halkan ka soo rogo  Click Here