Markab Hor Leh Oo la’afduubtay
Tuesday, November 18th, 2008 at 10:01 pm
HorseedMedia/Breaking News
Markabka Oo laga leeyahay Dalka Iiraan waxaa uu wadaa 36.000 Oo Tone Oo Qamadi ah waxaana uu kusii jeeday Dalka Iiraan Markii ay afduubteen Koox burcad Badeed ah , sarkaalka ugu sareeya Ciidamada Mareekanka ee Baxrain Fadhigoodu yahay ayaa xaqiijiyey Afduubka Markabkaasi iyadoo sidoo kale iyana ay dhinacooda ka xaqiijiyeen Afduubkaasi Saraakiil wadanka China ku sugan
.
waana markabkii ugu danbeeyey Ee ku dhaca Gacanta kooxo afduubayaal ah, xili indhaha aduunku usoo jeesteen Markabkii ugu weynaa ee Buracadu afduubay oo laga leeyahay Dalka Sacuudiga kaasi oo lala soo aaday xeebaha somalia
Warka Subaxnimo
