Dahabshiil
Golis

african-nation-cup

Masar oo qaaday Koobka Afrika

(January 31, 2010)

Kooxda Masar ayaa ku guuleysatay tartankii Koobka Afrika ee 2010, kadib markii ay Kooxda Masar ciyaar kulul oo ay la yeelatay Ghana ku heshay hal gool Guushii ay in muddo

CAF Oo Togo Ka Mamnucday Ka Qayb Galka Koobka Qaramada Africa

(January 30, 2010)

Xiriirka Kubada Cagta Qaardaa Africa CAF ayaa bayaan uu soo saaray maanta ku shaaciyay in Xulka Togo ka mamnuucay  ka qayb galka labada Koob ee Africa ee soo socto, iyadona

Masar oo 4-0 Aljeeriya afka ciida u dartay (Sawiro)

(January 28, 2010)

Waxaa ciyaar aad u xiiso badan dhexmartay labada kooxood ee sida weyn xifaltanka uga dhaxeeyo ee Masar iyo Aljeeriya oo isku soo aaday ciyaarta semi finalka ee koobka Afrika. Ciyaartan sida

Ghana oo Nigeriya uga guuleysatay 1-0 (Sawiro)

(January 28, 2010)

Waxaa la ciyaaray Semi finalka koobka wadamada Afrika, ayadoo ciyaarahaas  isaga horyimid wadamada Ghana vs Nigeriya iyo Masar vs Aljeriya. Ciyaartii Ghana iyo Nigeriya dhexmartay ayaa ahayd mid xiiso badan ayadoo labada kooxood

Faahfaahin Ku Saabsan Ciyaarta Algeria Iyo Egypt

(January 28, 2010)

Waxaa Maanta lagu wadaa in qaarada Africa ay ka dhacaan  kulamda Semi finaalaha Tartanka Qaramada Africa, iyadoona xulalka Ghana iyo Nigeria ay kulanka 1-aad yeelan doonaan, halka Xulalka xifiltanka ba’an

Xulalka Masar iyo Nigeria oo Usoo Gudbay Semi Final Koobka Qaramada Africa

(January 26, 2010)

 Xulalka Masar Iyo Nigeria ayaa usoo gudbay wareega Semi Finale Koobka Qaramada africa, ka dib markii ay guulo gaareen ciyaarihii ay xalay la ciyaaray.   Xulka Faraacinta Masar ayaa 3-1

Ghana iyo Algeria oo Usoo Baxay Semi Finaalaha Koobka Qaramada Africa

(January 25, 2010)

Xulalka Ghana iyo Algeria ayaa usoo baxay Semi Finaalaha Tartanka Qaramada Africa oo haatan  si xiiso leh ugu soconaya Wadanka Angola.   Xulka Ghana ayaa tartanka xalay ka reebay Wadanka

Isku Aadka Wareeega 2aad Ee Tartanka Qaramada Africa(Ghana Vs Angola Iyo Ivory Coast Vs Algeria)

(January 21, 2010)

Xulka Ghana ayaa usoo baxay wareega 2aad ee ciyaaraha Qaramada Africa, ka dib markii uu 1-0 ku samarsiiyay Xulka Burkino Faso oo tartanka ka haray. Ghana ayaa kaalinta 2aad ee

Xulka Mali oo Haray, Angola iyo Algeria oo Usoo Gudbay Wareega 2aad ee African Cup of Nations

(January 20, 2010)

Xulalka Angola iyo Algeria ayaa usoo gudbay Wareega quarterfinals of the African Cup of Nations ka dib markii ay 0-0 ku dhameysteen ciyaartii ay xalay wada yeesheeyn. Angola ayaa kaalinta

Xulka Masar oo Banaanka Is Keenay Iyo Nigeria oo Rajo Soo Gashay

(January 17, 2010)

Xulka Qaranka Masar ayaa si fudud ugu soo gudbay wareega 2aad ee Ciyaaraha Koobka Qaramada Africa(African Cup of Nations), kadib markii uu 2-0 ugu badiyay Xulka Mozambique. Xulka Fatraacinta Masar

Ivory Coast Oo U Awood Sheegtay Ghana,Una Soo Baxay Wareega 2aad.

(January 16, 2010)

Xulka Qaranka Ivory Coast ayaa noqday dalkii ugu horeeyay ee usoo baxa wareega 2aad e ciyaaraha Qaramada Afrika, ka dib markii uu 3-1 ku qaraajiyay Wadanka Ghana. Ivory Coast ayaa

Xulka Masar oo Dharbaaxo Kulul La Helay Nigeria

(January 13, 2010)

Xulka masar ayaa u awood sheegatay Xulka Nigeria, iyagoona kaga badiyay 3-1,waxeyna masaarida heleen guushii ugu horeysay ee tartanka wadamada africa oo Angola ka socda. Weeraryahanka Xulka Nigeria iyo kooxda

Ivory Coast iyo Burkino oo Is Mari Waayay

(January 12, 2010)

Ciyaartii  dhex martay wadamada Ivory Coast iyo Burkina faso, ayay kasoo baxday natiijo aan horey loo filay, iyadoona 0-0 ku dhamaatay ciyaarta. Ivory Coast oo ka mid ah wadamada ugu

Malawi oo Si Fudud Ku Martay Xulka Algeria

(January 12, 2010)

Waxaa si xiiso leh wali ugu soconaya Wadanka Angola Koobka Wadamada Qaarada Afrika, iyadoona sanadkaan markii ugu horeysay tariikhda ay 15-xul ka qayb gali doonaa, madaama xulkii 16aad oo ah

Koobka Qaramda Africa Oo Furmay(Angola Iyo Mali Oo Ciyaar Mucjiso Ah Ay Dhexmartay)

(January 11, 2010)

Waxaa xalay Wadanka Angola ka furmay koobkii Qaramada Afrika oo ay sanadkaan ka qayb galayaan  15-xul, iyadoona Wadanka Togo uu iskaga baxay tartanka, ka dib markii Ciyaartooyda Wadankaas lagu weeraray