Dahabshiil
Golis

ahlu-sunnah

Saraakiisha Ahlu-Sunnah Oo Ka Hadley Amniga Goobaha Ay Ka Taliyaan

(June 15, 2010)

Saraakiisha ugu sareysa Ahlu-Sunnah Waljameeca ayaa shacabka ku nool gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada Guriceel ugu baaqay in ay ka shaqeyaan amniga guud ee gobalka. Guddoomiyaha golaha fulinta ee Ehlu-Sunna

Ciidamada Ahlu-Sunnah Oo Sheegay In ay Dileen dagaalyahano Ajaanib ah

(June 4, 2010)

Ururka Ehlu-Sunnah Waljameeca oo ka mid kooxaha ka dagaalama dalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dileen Boqolaal dagaalyahano ajaaniib ah,ka markii ay dagaalo la gashey Xarakadda Al-Shabaab. Afhayeenka Ahlu-Sunnah Waljameeca

Wefdigii Ahlu-Sunna ee Ku Sugnaa Muqdisho oo Halkaas Ka Dhoofay

(May 7, 2010)

Masuuliyintii ka socotay Culimadda Ahlu-Sunna Waljameeca oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta halkaas ka dhoofay,waxaana ay kusii jeedaan qaybo ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha

Ahlu-Sunna oo Sheegtay in ay La Wareegayso Fariisimada Al-Shabaab ee Muqdisho

(April 29, 2010)

Ururka Ahlu-Sunna Waljameeca ayaa waxaa ay ku hanjabtay in ay la wareegi doonto fariisimada ay magaalada Muqdisho ku leeyihin Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabaab. Afhayeenka Ahlu-Sunnah Sheikh Abuu Yuusuf Al-Qaadi oo Shir

Gobolka Banaadir oo Yeeshey Maamulkii Afaraad

(April 19, 2010)

Gobolka Banaadir oo ah gobolka ugu baaxada yar dalka Soomaaliya ayaa yeeshay maamulkii afaraad. Kooxda Ahlu-Sunnah Waljeemcah ayaa maanta kulan isugu timid waxa ay ku doorteen Shiikh Cabdulqaadir Macalin Nuur

Wefdi ka socda Ahlu-Sunna Waljameeca oo gaaray Muqdisho

(April 13, 2010)

Wefdi ka socda Ahlu-Sunna Waljameeca ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayagoo kasoo duulay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud halkaas oo ay diyaarad kasoo qaaday. Waxaana wefdiga ay ka koobanyihin

Ahlu Sunnah oo Canbaareeyey Go’aankii Alshabaab ee joojinta BBC iyo VOA

(April 10, 2010)

Maamulka Culima’udinka Ahlu-Sunna Waljameeca ee gobolada Dhexe ayaa waxaa ay ka hadleen go’aanki maalinimadi shalay ay soo saartay Xarakada Al-Shabaab ku mamnuucday baahinta Warbaahinada BBC-da iyo VOA-da. Shir Jira’id dhanka

Ahlu-Sunna oo Sheegtay in ay dib ula wareegtay degmada Matabaan

(April 6, 2010)

Culima’udinka Ahlu-Sunna Waljameeca ayaa waxaa ay sheegeen in ay dib ula wareegeen Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan halkaasi oo ay saaka dagaal ku qabsadeen Xarakadda Mujaahidinta Al-Shabaab. Faarax Carabey oo

Degaanadii ay ku dagaalameen Ahlu-Sunna iyo Al-Shabaab ee Shabeelada Dhexe oo degan

(April 5, 2010)

Waxaa deganaansho laga dareemaya gobolka Shabeelada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan goobihi maalinimadi shalay ay isku dagaaleen Ciidan ka kala tirsan Culimada Ahlu-Sunna Waljameeca iyo Xarakadda Mujaahidinta Al-Shabaab. Degmada

Dagaalo ka kala dhacay Galguduud iyo Shabeelada Dhexe

(April 4, 2010)

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay habeenkii xalay dagaal ay isaga horyimaadeen Xarkada al-Shabaab iyo Ahlu-Sunnah, dagaalka ayaa ka dhacay halka

Abaabulka Ahlusunnah Waljameecah Ka wadaan Muqdisho

(March 28, 2010)

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Kooxda Ahlu-sunnah waljameecah ay halkaas ka wadaan dhaq-dhaqaaq ciidamo la isku keenaayo, arintan ayaa ka danbeysey kadib markii Xarkada Al-shabaab ay ka

Midowga Yurub oo Soo dhoweeyey Heshiiska DFKM ah iyo Ahlu-Sunna Waljameeca

(March 16, 2010)

Ururka Midowga Yurub ayaa ka hadlay heshiiski shalay magaaladda Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ku wada gaareen DFKM ah ee Soomaaliya iyo Culimadda Ahlu-Sunna Waljameeca. Xogheyaha arimaha dibadda ee

DFKM ah iyo Ahlu-Sunna Waljameeca oo Heshiis hordhac ah wada Gaaray

(March 16, 2010)

Waxaa galabta heshiis hordhac ah magaaladda Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya Ergo kala matalaysay DFKM ah ee Soomaaliya iyo Culimadda Ahlu-Sunna Waljameeca oo ka arimisa goboladda dhexe ee

Shirki DFKM ah iyo Ahlu-Sunna Waljameeca oo dib u furmaaya

(March 15, 2010)

Waxaa Saacaddaha soo socda lagu wada in magaaladda Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya uu dib uga furmo Shirki ay lahaayeen DFKM ah ee Soomaaliya iyo Culimadda Ahlu-Sunna Waljameeca. Ergo

Shirki DFKM ah iyo Ahlu-Sunna Waljameeca oo Baaqday iyo Sheikh Shariif oo gaaray Addis Ababa

(March 13, 2010)

Wararka ka imaanaya magaaladda Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ayaa sheegaaya in u hakad soo galay Shirki lagu waday maanta in ay yeeshaan Ergo ka kala socotay DFKM ah

DFKM ah iyo Ahlu-Sunna Waljameeca oo ku kulmay Magaaladda Muqdisho

(March 6, 2010)

Waxaa gelinka dambe ee maanta magaaladda Muqdisho ku kulmay masuuliyin ka tirsan DFKM ah ee Soomaaliya iyo Culimadda Ahlu-Sunna Waljameeca. Kulankaas oo ka dhacay Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa

Ahlu-Sunna Waljameeca oo ku hanjabtay in 6-bilood gudahood kula wareegayso K/Soomaaliya

(February 19, 2010)

Culimadda Ahlu-Sunna Waljameeca ayaa waxaa ay ku hanjabeen in ay mudo yar kula wareegi doonaan dhamaan degmooyinka iyo goboladda Koonfureed ee dalka Soomaaliya. Sheikh Abuu Yuusuf Al-Qaadi oo ah Madaxa