al-shabaab
(July 27, 2010) Sheikh Mohamed Said Atom an Islamist leader based in the remote mountains village of Galgala (North east of Somalia) pledged his allegiance to al-Shebab after his militia clashed with Puntland
(July 21, 2010) Xadka Soomaaliya ay la wadaagto dalka Kenya waxaa uu iska horimaad ku dhexmaray Booliska Kenya iyo maleeshiyo ka tirsan Xarakadda Al-Shabaab. Iska horimaadka ayaa yimi ka dib markii maleeshiyada Al-Shabaab
(July 16, 2010) Booliska Kenya ayaa xadka Soomaaliya ay la wadaagto Kenya ka xirtay nin looga shakisanyahay inuu xirrir la leeyahay Xarkadda Al-Shabaab. Ninka la xirey oo lagu magacaabo Alfred Kibet Kosgei ayaa
(July 16, 2010) Dowlada Ugandha ayaa ku dhawaaqday inay adkeyn doonto xaduudaheeda si ay u sugto amniga dalka, kadib weeraradii ka dhacay magaalada caasimada ah ee Kambala. Madaxweynaha dalka Ugandha Yuweri Musaveni ayaa sheegay
(July 12, 2010) Xarakadda Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda labo qarax oo habeenimadii xalay ka dhacay magaaladda Kampala ee caasimada dalka Uganda,kaas oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac badan. Afhayeenka Xarakadda Al-Shabaab Sheikh Cali
(July 10, 2010) Xarakadda Al-Shabaab ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay toogasho ku dilay nin ay kusoo eedeeyeen in uu basaasayay Dawladda Ethiopia. Maamulka Al-Shabaab ee gobolkaas ayaa sheegay in ninkaas lagu
(May 24, 2010) Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ka mid Xoogaga Mucaaradka ka dagaalama dalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay la wareegayso xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya oo ay gacanta ku hayso Dowladda Federaalka.
(May 3, 2010) Shiikkh Fu’ad Maxamed Khalaf (Fuad Shangoole) ayaa ka hadley qaraxii 01.05.2010 lala beegsadey Masjid ku yaala suuqa bakaaraha kaas oo uu ka akhrin jirey duruus diini ah. Shiikh Fu’ad oo
(April 29, 2010) Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaal ay ku muujinayaan dhalinyaradii fulisay qaraxii isniinta lasoo dhaafay lala beegsaday fariisinka Ciidanka AMISOM ay ka samaysteen Bangigi hore ee ganacsiga. Afhayeenka Xarakadda
(April 26, 2010) Maxkmadda Xarkada al-Shabaab ayaa maanta laba xukun ku kala ridey laba nin oo lagu kala eedeeyay dil iyo tuugnimo. Ninka dilka lagu xukumay ayaa magiciisa lagu sheegay Maxamed Axmed
(April 23, 2010) Wararka ka imaanaya degmada Ceeldheer ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in maanta halkaas ay qabsadeen xoogaga ka tirsan Xarakada al-Shabaab. Arintan ayaa ka danbeysey dagaalo maalmihii la soo dhaafey ka
(April 19, 2010) Maamulka ka arimiya gobolada Bay iyo Bakool ayaa ugu baaqay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaliya iyo cidkasta oo la shaqeysa Dawlada Federaalka Somaliya in ay isaga baxaan islamrkaana cafis loo fidinayo. Masuuliyiinta
(April 15, 2010) Maamulka Xarakada Mujaahidinta Al-Shabaab ee degmada Jowhar ayaa mamnuucay maanta in aan goobaha Waxbarashada gaar ahaan iskuulada in aan wax gambaleel ah laga yeerin karin ama laga garaaci karin. Macalimiinta
(April 9, 2010) Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta soo saartay go’aan ay ku mamnuucayso baahinta Idaacadaha BBC-da ee fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London iyo Codka Maraykanka ee Fadhigeedu yahay Washington
(April 8, 2010) Xarakada Mujaahidinta Al-Shabaab ayaa la wareegtay Xafiiska Qaramada Midoobay ay ku leedahay degmada Waajiid ee gobolka Bakool. Warar lagu kalsonyahay ayaa sheegaaya in Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ay hubka
(April 6, 2010) Xarakadda Mujaahidinta Al-Shabaab ayaa saaka gacan ku haynta degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan si rasmi ah la wareegtay oo ay hore halkaas ku sugnaayeen Ciidan ka tirsan Culimada Ahlu-Sunna Waljameeca.
(April 5, 2010) Waxaa deganaansho laga dareemaya gobolka Shabeelada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan goobihi maalinimadi shalay ay isku dagaaleen Ciidan ka kala tirsan Culimada Ahlu-Sunna Waljameeca iyo Xarakadda Mujaahidinta Al-Shabaab. Degmada