barcelona
(May 21, 2010) Ciyaaryahankii hore ee naadiga Valencia David Villa ayaa la xaqiijiyey inuu ku biiray kooxda Catalonia ee Barcelona,ka dib uu maanta oo jimce ah maray baaritaan dhanka Caafimaadka ah oo uu ku
(April 29, 2010) Bye bye Guardiola, Salaantaada ma sugi karee Ciyaartii ayaamahan la sugaayey ee qofkastaa u dhaarsanaa in uu ama garoonka is geeyo ama dhalada TV-ga hor fariisto ayaa
(April 1, 2010) Waxaa xalay wada ciyaaray naadiyada Arsenal iyo Barcelona oo ka kala socday dalalka Ingiriiska iyo Spain,waxaana ciyaarta ahayd mid ka tirsan koobka Champions League gaar ahaan wareega 8-aad(Quarter Final).
(February 24, 2010) Waxaa xalay qaarada yurub laga ciyaaray kulamo horay u baaqday oo ka tirsanaa isreebreebka wareega 16-aad tartanka xiisaha leh ee Uefa Champions League,iyadoona kulankii ugu xiisaha badnaa ciyaarihii xalay uu
(February 22, 2010) Naadiga Barcelona ayaa raali galin buuxda ka bixisay waxii ka dhacay isbuucii hore Garoonka Kooxda Atletico Madrid oo guuldardi ugu horeysay Season-kaan lagu gaarsiiyay, iyadoona ciyaartii xalay ay la yeelatay
(February 15, 2010) Naadiga Barcelona ayaa haatan dhax maquuraneysa dhibaatooyin Ka heysta xaga Ciyaartooydeeda oo inta badan dhawaac ah, xilli uu isbuucaan furmi doono Koobka Uefa Champions League. Tababare Guardilo waxuu isbuucyada
(February 8, 2010) Waxaa maanta idin soo gudbineyna Natiijooyinka Horyaalada La Liga iyo Serie-A, iyadoona uu isbuucan dhicin wax is badal saas ah marka laga reebo Kooxda Roma oo kaalinta 2-aad Serie-A kali
(January 20, 2010) Kooxda Barcelona ayaa loo doortay Naadiga ugu Daafaca Wanaagsan qaarada yurub Xiligaan,waxaana ay arintaan ku muteysatay ka dib markii 10-Goal laga saxiixay 18-Kulan oo ay ciyaartay. Qiimeyntaan ayaa ah mid
(January 17, 2010) Kooxda Real Madrid ayaa la kulantay guuldaro lama filaan ah, iyadoona lumisay dhibcihii ay ugu dhawaan laheyd kooxda hogaanka heysa Ee Barcelona oo xalay xasuuqday Kooxda Seville. Real ayaa guuldaro
(January 17, 2010) Weeraryaahnka Xulka Arjentina iyo Kooxda Barcelona ayaa dhigay Record cusub, isagoona galay tariikhda Kooxda Barcelona ka dib markii uu xalay noqday ciyaaryaahnkii ugu da’da yaraa ee Barcelona ah oo in
(January 15, 2010) Kooxda Barcelona ayaa shaacisay inay dooneyso Weeraryaahnka Moroco iyo Bordeaux Maroune Chamakh, kaasoo ay kooxo badan wada doonayaan. Barcelona aya dooneysa inay ciyaarayahnkaan galiso booska Henry oo la filayo inuu
(January 11, 2010) Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona aya wali is daba ordaya, iyagoona guulo wada gaaray kulamdi ay ciyaareen. Kooxda Barcelona ayaa dib usoo ceshatay saacado yar oo Real Madrid hogaanka La
(January 6, 2010) Naadiga Barcelona ayaa la kulantay guuldaro lama filaan ah,iyadoo waliba garoonkeeda Camp Nou ku ciyaareysa, waxaana 2-1 kaga badiyay Kooxda Seville. Ciyaartaan ayaa ka tirsaneyd koobka Dalka Spain Ee
(January 5, 2010) Kooxda Barcelona ayaa bareejo kula dabaal dagtay xafladeydii ay lix Koob ugu dabaaldageysay oo ay xalay ka dhacday Garoonka Caalamiga ah Ee Camp Nou, waxeyna bareejadaan ka lumisay Kooxda
(January 5, 2010) Weerarayahanka Kooxda Inter Milan Samuel Eto’o ayaa iska diiday codsigii kaga yimid Maamulka Barcelona ee ku aadanaa inuu ka soo qayb galo xafaldii dabaal daga lixd Koob oo sanadkii tagay
(December 31, 2009) Kooxda Barcelona ayaa u yeertay Weeraryahnkeeda hore Samuel Eto’o si uu kooxda ula dabaaldago guulahii lixda Koob Ee sanadkan 2009,iyadoona Ciyaaryahankaan ay ku casuuntay inuu soo galo garoonka Camp Nou
(December 22, 2009) Ciyaaryahanka kooxda Barcelona ee reer Arjantiin Lionel Messi ayaa loo aqoon saday in uu noqdo xidiga sanadka ee FIFA (Fifa World Footballer of the Year) isaga oo noqday ciyaaryahankii ugu