bosaaso
(July 25, 2010) Askar ka tirsan waaxda Canshuuraha ayaa subaxnimadii maanta gudaha Suuqa weyn ee magaaladda Bosaaso dil iyo dhaawac loogu geystay. Wararka ayaa sheegaaya in mid ka mid ah askarta waaxda canshuuraha
(July 22, 2010) Ciidamada Amniga ee magaaladda Bosaaso ayaa saaka markii ugu horeysay abid bilaabay baaritaanka guryaha ku yaal qaar ka mid ah xaafadaha Bosaaso. Xaafadaha la baarayo ayaa ku yaalla dhanka galbeed ee magaaladda,waxaana
(July 21, 2010) Ciidamo ka tirsan kuwa Amniga oo dhaawac soo gaaray ayaa saaka la jiifiyey Isbitaalka guud magaaladda Bosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wararka ayaa sheegaaya in askartaas oo gaaray saddex qof
(July 20, 2010) Ciidamada amniga ee magaaladda Bosaaso oo gacan ka helaaya kuwa Daraawiishta Puntland ayaa shalay magaaladda ka bilaabay howlgalo ay dad badan ku qab qabteen. Dadka lagu qab qabtay howlgalada ayaa
(July 20, 2010) Waxaa weli magaalada Bosaso ka socda hawlgalo ay ciidamada Amniga wadaan oo lagu qabqabnayo dadka looga shakiyo inay khal khal ku keeni karaan amniga gobalada Puntland, hawlagalada oo maalintii
(July 20, 2010) Labo askari ayaa maanta lagu dilay magaaladda Bosaaso ee xarunta gobolka Bari,askartaan ayaa lagu dilay bartamaha magaaladda. Kooxo hubeysan aan la aqoon haybtooda ayaa hal askari ku dilay wadada laamiga
(July 19, 2010) Ciidanka amaanka ee magaaladda Bosaaso ayaa waxaa ay sameyeen howlgalo ay ku qab qabteen dad aad u fara badan. Howlgalada oo subaxnimadii hore ee maanta Ciidanku bilaabeen ayaa lagu qab
(July 11, 2010) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha gobolka Bari Sheikh Cabdixaafid Cali Yuusuf iyo Duqa degmada Bosaaso Maxamuud Faarax Beeldaaje.
(July 6, 2010) Maamulka gobolka Bari ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka ay ka bilawdeen howlgalo lagu sugaayo amaanka. Guddoomiyaha gobolka Bari Sheikh Cabdixaafid Cali Yuusuf oo maanta u
(June 24, 2010) Kulankaan oo ay kasoo qaybgaleen maamulka gobolka Bari,Xildhibaano kasoo jeeda gobolka Bari,Culimaa’udin,ganacsato,Nabadoono,Isimo,Saraakil ka tirsan Hay’addaha amaanka degmada Bosaaso iyo martisharaf kale ayaa ka dhacay guriga gobolka ee magaalada Bosaaso. Masuuliyinta
(June 19, 2010) Dowladda Hoose ee degmada Bosaaso ayaa maanta qaybo ka mid ah magaalada ka bilawday howlgalo ay ku burburinayso goobaha sida sharci darrada ah ku dhisan. Shaqaalaha Dowladda Hoose oo kaashanaaya
(June 18, 2010) Dowladda Hoose ee degmada Bosaaso ayaa sheegtay in ay bilaabayso burburinta goobaha sida sharci darrada ah ku dhisan. Duqa degmada Bosaaso Maxamuud Faarax Beeldaaje oo Saaka la hadlaayay Horseed Media
(June 8, 2010) Allahu naxriiste meydka Capt.Sayid Jacfar Jaffar oo ahaa kabtankii Markabka MV QSM Dubai ayaa saaka laga dhoofiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso. Masuuliyin ka tirsan Dowladda Puntland oo u
(June 5, 2010) Waxaa Saaka degaanada Puntland si toos ah uga bilaabmay Imtixaanka dugsiga Sare gaar ahaan fasalka ugu dambeeya ee Form Four,goobaha ay imtixaanku ka bilaabmeen ayaa ka mid ah magalaada Bosaaso
(June 2, 2010) Markab nooca xamuulka qaada oo kusoo jeeday dekadda weyn ee magaalada Bosaaso ayaa waxaa afduub u geystay kooxo Burcadbadeed Soomaali ah. Maqal waraysiga wakiilka Markabka
(May 29, 2010) Masuuliyin ka socotay Dowaldda Puntland,Gudoomiyaha gobolada Puntland iyo Isimo ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta guriga gobolka ee magaalada Bosaaso,waxaana ay kaga hadlaayeen arimaha Burcadbadeeda iyo sidii loola dagaalami lahaa.
(May 26, 2010) Suxufiyiin ka howlgalaysay magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta loo geystay tacadiyo ka dhan ah Bin’aadanimada oo isugu jirta jirdil iyo Xarig ah. Ilaa lix Wariyaal ah ayaa