garowe
(July 30, 2010) Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee magaalada Garoowe ayaa waxaa loo qaybiyay funaanado ay ugu tala gashay Wasaarada Arimaha Diinta iyo Awqaafta Dawladda Puntland iyo hay’adda NCA. Maxaabiista ayaa waxay
(July 14, 2010) Waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyay xarunta Library-ga ama maktabadda ee magaalada Garoowe kulan soconaayay mudo saddex maalmood ah,waxaana soo qaban qaabiyay Ururka Somali Family Services oo ka jira magaalada
(July 11, 2010) Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dawladda Puntland Xassan Faarax Jaamac ayaa maanta furay tababar ku sabsan ganacsiga iyo maalgashiga kasoo soconaaya mudo saddex maalmood. Tababarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay jaamacada
(July 10, 2010) Dowlada hoose ee magaalada Garoowe ayaa baryahaan waday hawlo ay ku hagaajinayso bilicda magaalada iyo wado banayn. Xogheyaha Dowlada hoose Qaasim Maxamed Cabdi oo aan maanta xafiiskiisa kula kulmay ayaa
(July 6, 2010) Dowladda Hoose degmada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa iminka wada canshuurta guryaha oo ay dhowaan bilawday. Xogheyaha Dowladda Hoose Qaasim Maxamed Cabdi oo maanta u waramaayay Horseed Media ayaa
(June 19, 2010) Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland wafdi Caalami ah oo ka socday wadamada Yurub qaybtood kuwasoo ahaa Safiirada u fadhiya dalka Kenya,waxaana ay wadamadu kala yihin France,
(June 14, 2010) Waxaa maanta lagu qabtay Xarunta library-ga magaalada Garoowe Kulan ay soo qaban qaabisay Urur maxali ah oo lagu Magacaabo Somali Family Services Kasoo loo qabtay dhalinyaro ka socotay Ururada Maxaliga
(June 5, 2010) Shir hal maalin ah soconaaya ayaa maanta ka furmay Xarunta Library-ga ee magaalada Garoowe kaas oo ay kasoo qaybgaleen dad ka kala yimid Somaliland,Koonfurta Soomaaliya iyo dad kasocday degaanada Puntland
(May 29, 2010) Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Jenraal Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta furay xafiiska qunsuliyada Itoobiya ay ku yeelanayso magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Furitaanka xafiiska qunsuliyada Itoobiya ee magaalada Garoowe ayaa
(May 23, 2010) Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Jenraal C/samad Cali Shire ayaa maanta soo xiray aqoon isweydaarsi soconaaya mudo labo maalmood kaas oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Terre Solidali. Aqoon isweydaarsiga ayaa
(May 19, 2010) Culimaa’udin gaaraya 15-qof ayaa waxaa uu siminaar ku aadan wacyigelinta khatarta Burcadbadeednimada ugu soo gaba gaboobay magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland,waxaana ay ka kala socdeen degmooyinka Baargaal,Bandar Bayla,EYL iyo Garoowe.
(May 17, 2010) Aqoon Isweydaarsi ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaarada Cadaalada iyo Dhaqan celinta iyo Hay’adda NCA ayaa waxaa loo qabtay 15-Culimaa’din ah oo ka kala yimi degmooyinka Baargaal,EYL,Bayla
(May 12, 2010) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland halkaas oo lagu soo dhoweeyey. Wefdiga Madaxweynaha la socday ayaa waxaa magaalada Garoowe kusoo
(May 10, 2010) Ciidamada Booliska magaalada Garoowe ayaa dhowaan waxaa ay ku qabteen kantroolka Bari ee magaalada 9-qori oo ah nooca loo yaqaano AK-47. Qoryahaan ayaa xilligii ay Ciidamada qabteen waxaa watay labo
(May 4, 2010) Waxaa maanta kulan balaaran ku qabtay xarunta degmada magaalada Garoowe maalmulka degmada iyo kan gobalka Nugaal kaasoo ay isugu yeereen Nabdoonada waxgardaka Haweenka iyo gudiyad xaafdaha magaalada Garoowe. Kulaankaan
(April 30, 2010) Dadkaan oo isugu jira Soomaali,Itoobiyaan,Kenyan iyo Jabuutiyaan ayaa waxaa ay ka cabanayaan Xaalado Caafimaad daro,Cunto yari iyo Hoy la’aan. Xaawo Maxamed Qeylow oo ah Gudoomiyaha Ururka Nasrulaah oo ah Ururka
(April 29, 2010) Wefdi ka socday Bangiga Islaamka ayaa manta booqday Xarumo ay ka mid yihiin Jaamacada PSU,Jaamacada Bariga Afrika