Dahabshiil
Golis
HorseedMedia

garowe

Booliska Magaalada Garoowe oo qabtay Hub Sharci darro ah(Sawiro)

(May 10, 2010)

Ciidamada Booliska magaalada Garoowe ayaa dhowaan waxaa ay ku qabteen kantroolka Bari ee magaalada 9-qori oo ah nooca loo yaqaano AK-47. Qoryahaan ayaa xilligii ay Ciidamada qabteen waxaa watay labo

Kulan Looga Hadley Amniga oo Ka dhacay Garoowe

(May 4, 2010)

Waxaa maanta kulan balaaran ku qabtay xarunta degmada magaalada Garoowe maalmulka degmada iyo kan gobalka Nugaal kaasoo ay isugu yeereen Nabdoonada waxgardaka Haweenka iyo gudiyad xaafdaha magaalada Garoowe. Kulaankaan

Dhibaatooyin Lasoo Darsay Dadka Dhimirka La’a ee ku nool Garoowe

(April 30, 2010)

Dadkaan oo isugu jira Soomaali,Itoobiyaan,Kenyan iyo Jabuutiyaan ayaa waxaa ay ka cabanayaan Xaalado Caafimaad daro,Cunto yari iyo Hoy la’aan. Xaawo Maxamed Qeylow oo ah Gudoomiyaha Ururka Nasrulaah oo ah Ururka

Wefdi Ka Socday Bangiga Islaamka oo Booqday Magaalada Garoowe(Sawiro)

(April 29, 2010)

Wefdi ka socday Bangiga Islaamka ayaa manta booqday Xarumo ay ka mid yihiin Jaamacada PSU,Jaamacada Bariga Afrika

Maalinta Duumada Addunka oo Laga Xusay Garoowe(Sawiro)

(April 25, 2010)

Munaasabad lagu xusaayay maalinta duumada aduunka(World Malaria day) ayaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaarada Caafimaadka Puntland ee magaalada Garoowe,waxaana goobjoog ka ahaa masuuliyin ka socotay Hay’adda Qaramada Midoobay ee qaabilsan

Booliska Garoowe oo Qabtey Dad Falal Amaan daro Ka Waday halkaas

(April 13, 2010)

Ciidanka magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa sameeyey howlgalo ay ku sugayaan amniga

Maalinta Caafimaadka Addunka oo Laga Xusay Garoowe(Sawirro)

(April 7, 2010)

Maalinta Caafimaadka Addunka ayaa waxaa laga xusay maanta magaalada Garoowe ee caasimada Puntland,waxaana soo qaban qaabisay Dowladda Hoose degmada Garoowe laguna magacdaray sanadkaan oo halku dhig looga dhigay Caafimaadka iyo

Dowladda Hoose Garoowe oo Bilawday Olole Nadaafadeed(Sawirro)

(April 5, 2010)

Waxaa maanta toga weyn ee magaalada Garoowe ka bilaabmay Olole nadaafadeed oo ay ka bilawday Dowlada Hoose magaalada kaasi oo shaqaalo ka tirsan Saaka ku dhaqaaqay,waxaana ujeedkiisa tahay sidii looga

Maalinta Miinada Addunka oo Laga Xusay Garoowe(Sawirro)

(April 4, 2010)

Munaasabad lagu xusaayo maalinta miinada addunka oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda la dagaalanka waxyaalaha qarxa Puntland PMAC ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.Waxaana kasoo qaybgalay munaasabada

Kulan looga hadlaayay Amaanka iyo Xaalufinta oo ka dhacay Magaalada Garoowe(Sawirro)

(March 16, 2010)

Waxaa maanta magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland lagu qabtay kulan looga hadlaayay Xaalufka degaanka iyo Nabadgalyada,waxaana loo qabtay Nabadoonada ku dhaqan gobolka. Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Maamulka

Maalinta Haweenka oo Si weyn looga Xusay Magaaladda Garoowe

(March 8, 2010)

Munaasabada maalinta Haweenka addunka oo ku beegan maanta 08.03.2010 isla markaana la xuso sanad weliba xilligaan oo kale ayaa maanta si weyn looga xusay magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland,waxaana lagu

Booliska Garoowe oo baaraya Nin dil ku eedaysan

(February 14, 2010)

Booliska magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland ahna xarunta gobolka Nugaal ayaa baaritaan ku haya Nin lagu eedeeyey inuu horey magaalada fal dil ah ka geystay. Saraakiisha Booliska iyo laamaha Amniga

Maamulka G/Nugaal oo maanta soo saaray go’aamo dhanka Nabadgalyada

(February 14, 2010)

Maamulka gobolka Nugaal ayaa waxaa ay maanta soo saareen qodobo iyo go’aamo dhanka Amaanka, ka dib markii ay kulan ku yeesheen magaaladda Garoowe looga hadlay adkeynta Amaanka. Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi

Maxkamada Gobolka Nugaal oo Rag Dharka Dumarka qaba xukuno ku riday(Sawirro)

(January 24, 2010)

Nimankaan maanta ay Ciidamada Booliska ay maxkamada keeneen ayaa waxaa lagu kala magacaaba Xuseen Maxamed Cali iyo C/weli Maxamed Daahir. Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland ayaa waxaa uu maxkamada ka

Maamulka gobolka Nugaal oo sheegay in ay qabteen dad Falal amaan daro ka sameeyey Garoowe.

(January 24, 2010)

Maamulka gobolka Nugaal ee Dowladda Puntland ayaa waxaa ay shaaciyeen in ay caasimada Puntland ku qabteen dad ka sameeyey falal amaan daro ah. Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali “Qarjab” oo

Cisbitaalka Garoowe oo la gaarsiiyey Qalab Caafimaad(Sawirro).

(January 24, 2010)

Cisbitaalka weyn ee magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa maanta la gaarsiiyey Qalab Caafimaad oo kala duwan. Qalabka Caafimaad ee la gaarsiiyey Cisbitaalka magaaladda Garoowe ayaa waxaa soo

Booliska Magaaladda Garoowe oo baaritaan ku wada labo qof oo ay xabsiga dhigeen.

(January 18, 2010)

Waxaa maalintii shalay xabsiga Garoowe la dhigey laba nin oo dhalinyaro ah kuwaas oo dadka qaarkiis sheegeen in ay ahaayeen macalimiin, waxaana maalmihii u danbeeyey jirey muran u dhexeeya qaraabada