inter
(June 8, 2010) Tababarihi hore ee kooxda Liverpool Rafael Benitez ayaa iminka lagu wada inuu tababaro uu noqdo kooxda Inter Milan ee ka dhisan horyaalka dalka Talyaaniga. Madaxweynaha Inter Milan Massimo Moratti ayaa
(May 23, 2010) Kooxda ka dhisan horyaalka dalka Talyaaniga ee Inter Milan ayaa xalay ku guuleysatay koobka Champions League,ka dib markii ay ciyaar adag la yeelatay kooxda kale ee ka timi horyaalka Jarmalka
(April 29, 2010) Bye bye Guardiola, Salaantaada ma sugi karee Ciyaartii ayaamahan la sugaayey ee qofkastaa u dhaarsanaa in uu ama garoonka is geeyo ama dhalada TV-ga hor fariisto ayaa
(March 9, 2010) Waxey u muuqataa inay miro dhashay Guulihii gudaha ahaa ee isku xig xigay oo ay Naadiga Inter gaareysay sanadihii dhawaa, ka dib markii Daraasad dhawaan la sameeyay lagu ogaaday inay
(February 25, 2010) Kooxda Inter Milan ayaa guul muhiim ah ka heshay Naadiga Chelsea kulankii xiisaha lahaa ee ka tirsanaa wareega 16-aad koobka Uefa Champions League ee labada Naadi ku dhex maray Garoonkeeda
(February 22, 2010) Naadiga Barcelona ayaa raali galin buuxda ka bixisay waxii ka dhacay isbuucii hore Garoonka Kooxda Atletico Madrid oo guuldardi ugu horeysay Season-kaan lagu gaarsiiyay, iyadoona ciyaartii xalay ay la yeelatay
(February 11, 2010) Naadiga Manchester United ayaa iska lumisay fursad ay hogaanka sare Premeiship-ka kala wareegi laheyd Naadiga Chelsea, iyadoona barbardhac la gashay Naadiga Aston Villa. Ciyaartii xalay ugu xiisaha badneyd Premiership-ka
(February 9, 2010) Waxaa cirka isku sii shareeray Qilaafka ka dhex taagan Ciyaaryahanka Kooxda Inter Mario Bolatelli iyo Tabarahiisa Jose Mourinho, iyadoona ay arintaan sii kicisay hadal uu dhawaan jeediyay Macalinka Kooxda Inter
(February 8, 2010) Waxaa maanta idin soo gudbineyna Natiijooyinka Horyaalada La Liga iyo Serie-A, iyadoona uu isbuucan dhicin wax is badal saas ah marka laga reebo Kooxda Roma oo kaalinta 2-aad Serie-A kali
(February 5, 2010) Xiriirka K/cagta Dalka Talyaaniga ayaa ganaax lacageed saaray Tababarhaa Kooxda Inter Jose Mourinho, markii lagu helay dacwada ah inuu aflagaad u geystay Wariyelagu magacaabo Andrea Ramazzotti kadib ciyaar Serie-A ka
(February 2, 2010) Kooxda Inter Milan aya soo dhameystirtay Saxiixa Xidiga lagu magcaabo McDonald Mariga oo u dhashay Dalka Kenya, iyadoona kala soo wareegtay Naadiga Parma ee Serie -A. Xidigaan ayaa la
(January 29, 2010) Kooxda Inter Milan ayaa u gudubtay Semi-Finalka Coppa Italia, ka dib markii ay guul ka gaartay ciyaartii ay Juventus la yeelatay xalay, iyadoona kaga badisay 2-1. Ciyaartaan oo ka
(January 26, 2010) Daafaca Xulka Talyaniga iyo Naadiga Inter Marco Materazzi ayaa si weyn kaga careesiiyay Ra’iisul wasaaraha Dalka Talyaniga ahne Milkiilaha Kooxda Milan Silvio Berlusconi, ka dib markii uu wajiga ku soo
(January 25, 2010) Kooxda Inter Milan ayaa sii dheeraysatay Dhibcihii hogaanka Horyaalka Serie-A iyadoona si weyn u muujisay inay tahay hogaamiyaha dhabta ah ee Kubada Cagta Talyaaniga, kadib marki ay 2-0 ugu
(January 23, 2010) Waxaa Maalinimada Axada ee Soo Socota lagu wadaa in Dalka Talyaaniga ay ka dhacdo mid ka mid ah ciyaaraha ugu xiisaha badan sanadkaan, waxeyna dhexmari doontaa Labada Koox ee Magaalada
(January 23, 2010) Xiriirka Kubada Cagta Waddanka Talyaaniga iyo Ururuka ka hortaga rabshadaha ayaa Kooxda Juventus waxuu ku soo rogeyn ganaax, kaasoo ah in Taageerayasha Juventus aysan ka qayb gali doonin Ciyaarta ay
(January 15, 2010) Tababaraha Kooxda Inter Milan Jose Morinho ayaa shaaciyay inuu u baahanyahay Ciyaarayahan ku wanaasgan ka ciyaarida qadka dhaxe, isagoona xusay in laga yaabo in Ciyaarayahanka Kooxda Roma ka tirsan Baptista