Dahabshiil
Golis

rugta-ganacsiga-pl

DSC02221

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland oo Ka Qaybgalay Shir Ganacsiga Looga Hadlaayey oo Ka Dhacay Dalka Indonesia

(July 25, 2010)

Wefdi ka socda Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa ka qaybgalay shir loo qabtey dalal gaaraya 5 dal, shirkaas oo ahaa mid looga hadlaayey ganacsiga yar-yar iyo kan dhexe, ayaa ergooyinkii

Rugta Ganacsiga Puntland Oo Tababar U Qabatay Ganacsato (Sawiro)

(June 23, 2010)

Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Puntland ayaa tababar u soo gaba gabeysay qaar ka mid ah ganacsatada Shirkadaha ka howlgala magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari. Munaasabada lagu soo xiraayay

Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland oo Siminaar Dhaqaalaha Islaamka U Furtay Ganacsato (Sawiro)

(June 20, 2010)

Munaasabadan Lagu furayay Siminaarkaan ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee rugta Ganacsiga iyo warshadaha Puntland waxaana siminaarkaan lagu baranaayo qaabka Maalgashiga islaamka Abuurista dhaqaalaha hogaaminta Maamulka iyo Maraynta. Furitaanka Siminaarkaan

Rugta Ganacsiga Puntland Oo Tababar U Soo Xirtey Ganacsato (Sawiro)

(June 5, 2010)

Rugta Ganacsiga Dowladda Puntland ayaa tababar u soo gaba gabeysay qaar ka mid ah ganacsatada Shirkaddaha ka howlgala magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari,waxaana uu tababarka ahaa mid lagu baraayay

Kulan Looga Hadlaayey Ka Hortaga Aafada Dabka oo Bosaso Lagu Qabtey

(April 19, 2010)

Waxaa maanta ka dhacay xarunta Rugta Ganacsiga Puntland shir aad u balaaran oo looga hadlaayey sida laga yeelayo aafada dabka ee muddoyinkaan danbe dhawr jeer ka dhacay gudaha magaalada Bosaso

Dhoofka xoolaha oo si habsami ah uga socda Dekkada Bosaso

(February 8, 2010)

Rugta Ganacsiga ee Dowladda Puntland ayaa waxaa ay ka hadashay oo Faahfaahin ka bixisay Xoolo ka dhoofay Dekadda Magaaladda Bosaaso ee xarunta gobolka Bari. Gudoomiyaha Rugtaas Maxamuud Xayir Ibraahim oo

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland oo ka warbixiyey Safar uu ku tegay dalka Indonesia(Sawirro).

(February 7, 2010)

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Dowladda Puntland Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Safar uu dhowaan ku tegay dalka Indonesia ee Qaaradda Asia. Isagoo maanta Shir Jiraa’id Saxaafadda