Xoghayaha gudiga xiriirka kubada cagta Soomaaliya oo shir saxaafadeed uga hadley waxyaabo badan.
Tuesday, November 18th, 2008 at 3:41 pm
Cabdiqani Saciid Carab oo ah xoghaya xiriirka kubada cagta ee Soomaaliya ayaa maanta qabtey shirjaraa’id oo uga hadlaayey waxqabadka hay’adooda, iyo is bedel ay doonayaan in ay ku sameeyaan cayaaraha kubada cagta ee gobolada Puntland
Dhegayso:
[audio:kubada_cagta.mp3]

Warka Subaxnimo
