golis

Siilaanyo oo magacaabay golaha Wasiirada Soomaliland

Waxaa maanta xarunta Madaxtooyada ee Hargeysa golihiisa Wasiirada kaga dhawaaqay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Golaha wasiirada Soomaaliland ee cusub ayaa hada la magacaabay 26 xubnood oo ay ku jiraan 20 wasiir iyo 6 Wasiir kuxigeeno ah. Xukuumada cusub ayey ku jiraan sadex haween ah oo loo magacaabay Wasiiro iyo Wasiir kuxigeen.

Xubnaha la magacaabay ayaa waxay kala ahaayeen:

Wasiirada:

Wasaarad Wasiirka Wasiir-ku-xigeeen
1. Arimaha Dibada iyo Xidhiidhka caalamiga Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar Maxamed Yoonis Cawaale
2. Arimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose Cismaan Garaad Soofe
3. Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Warsame Siciid Cabdi
4. Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Xuseen Axmed Caydiid Cali Cabdi Saa’iq
5. Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Samsam Cabdi Aadan Cali Xaamud Jibriil
6. Caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamed Nimco Xuseen Qawdhan
7. Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Dr. Sacad Ali Shire
8. Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami
9. Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska Cabdirisaaq Khaliif Axmed
10. Xanaanada Xoolaha Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Dr. Axmed Xaashi Oday
11. Boosaha iyo Isgaadhsiinta Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed
12. Cadaalada iyo Garsoorka Prof Ismaaciil Muumin Aare
13. Diinta iyo awqaafka Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed
14. Shaqada iyo Ariamaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac
15. Kaluumaysiga Khayraadka Badda iyo Maamulka Dekadaha Dr. Maxamd Yaasiin Xasan
16. Macdanta Biyaha iyo Tamarta Dr. Xuseen Cabdi Ducaale
17. Ciyaaraha Dhalinyarada iyo Dhaqanka Maxamed Xaashi Madar
18. Beeraha Prof. Faarax Cilmi Maxamuud
19. Duulista iyo Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi
20. Warfaafinta Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geeljire)