golis

Inka badan 50-Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Gaarey Yemen

Tahriibeyaal Soomaali ah oo hor leh ayaa saacadihi lasoo dhaafay waxaa ay gaareen xeebaha dalka Yemen.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Yemen ayaa sheegtay in 68-tahriibeyaal Soomaali ah ay gaareen xeebaha Thubaab iyo Taaiz ee dalka Yemen.

Ciidanka Amniga ee Yemen ayaa gacanta ku dhigay tahriibeyaashaas iyadoo baaritaan kadib lagu sameeyey la geeyey xeryaha qaxootiga.

Dhowaan ayay ahayd markii ay soo baxeen warar sheegaaya in Dawladda Yemen ay joojinayso oo martigelinta dadka Soomaalida ee kasoo cararaaya dalkoodi.

Horseed Media