Obama oo soo jeediyey khudbadisii ugu danbeysay – VIDEO

Published: January 11, 2017

Barack Obama oo soo jeediyey khudbadiisa ugu danbeeyey kahor intuusan wareejin xilka, isoo soo qaatay qodobadii uu ku guuleystay intuu xilka hayey.

Obama ayaa khudbada kasoo jeediyey magaaladii uu horey ugu noolaan jiray ee Chicago, halkaasi oo ay isugu soo baxeen kumanaan dad ah si ay u dhageystaan khudbada saagootinta Madaxweynaha xilka ka degaya.

Wuxuuna sheegaya in Maraykanka markii 2 tilaabo uu horey u qaado uu hal tilaabo gadaal u noqdo balse horumarka wadankooda gaaray uu yahay mid ay ku faani karaan isla markaana ku tilmaamay dalka Caalamka ugu qanisan.


Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *