Xildhibaan Muudeey oo Loo Doortay Guddoomiye K/xigeenka 1aad ee Barlamaanka

Published: January 12, 2017
Xildhibaanadda gollaha shacabka ee Barlamaanka soomaaliya Cabdi Wali Sheekh Axmed Muudeey u doortay inuu noqdo guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Barlamaanka, ka dib markii uu cod aqlabiyad ah kaga adkaaday xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo kula tartamaayay xilkaasi.Xildhibaan Muudeey ayaa wareegii labaad ee doorashada wuxuu helay codad gaaraya qiyaas ahaan 164 cod, halka Faarax Sheekh C/qaadir uu helay codad gaaraya 93cod hal codna waa uu halaabay.Guddiga doorashadda ayaa la filayaa inay goor dhow si rasmi ugu dhawaaqi doono natiijadda doorashada gudoomiye kuxigeenka 1aad iyadoo sidoo kalena la tirin doona codadka doorashadda gudoomiye kuxigeenka Labaad .

La Soco Natiijadda Doorashada Guddoomiye k/xigeenadda Barlamaanka

Horseed Media

 

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *