Madaxweynaha Puntland oo u safray deegaanada ay u soo hayaameen reer guuraaga

Published: January 24, 2017

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland-Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamd Cali Gaas ayaa safar ugu amba baxay degaanada ay u soo hayaameen dadka reer guuraaga ah.

U jeedka safarka madaxweynaha ayaa ah sidii uu ugu kuur geli lahaa xaaladda nololeed ee dadka reer guuraaga, madaada wadanka ay ka jirto abaar daran oo saameyn xoogan ku yeelatay dadka iyo duunyada.

Reer guuraa fara badan ayaa soo gaaray deegaano ka tirsan gobolada Nugaal, Karkaar iyo Bari.

Safarka maadaxweyanha ayaa la sheegayaa in uu qaadan doono maalma.

Horseed Media 2017.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *