Cumar Cabdirashiid oo tanaasuley, wareegii labaad ee doorashada

Published: February 8, 2017

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo kaalinta afaraad ku soo baxay wareegii labaad ayaa ka harey tartanka, waxaana uu sheegay in uu garan karo guuxa Xildhibaanada meesha uu u socdo, kadibna waa lo sacbiyey. waxaana loo badinayaa in uu tageeray Maxamed Cabdullaahi farmaajo.

Xildhibaanada ayaa u kala codeynaya:

  1. Xasan Sheekh Maxamuud
  2. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
  3. Shariif Sheekh Axmed.

Labada musharax ee ugu codbata wareega labaad ayaa u gudbaaya wareega saddexaad, taas oo doorashada ka dhegigeysa mid aad u dheeraata.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *