Wareegii kowaad ee doorashada Madaxweynaha oo soo dhamaadey iyo afar musharax oo ku soo baxay

Published: February 8, 2017

Wareegii kowaad ee doorashada ayaa soo dhamaadey, waxaana si weyn u qaybsamey codadka Xildhibaanada.

Codadka ayaa sidan loo kala helay:

  1. Xasan Sheekh Maxamuud: 88 cod
  2. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 72 cod
  3. Shariif Sheekh Axmed 49 cod
  4. Cumar Cabdirashiid Cali 37 cod
  5. Cabdulqadir Cosoble 25 cod
  6. Siciid Cabdullaahi Deni 18 cod
  7. Caddow Cali Gees 14 cod
  8. Cabdiraxmaan Cabdishakuur 9 cod
  9. Dr. Cabdinaasir Cabdulle 6 cod
  10. Cali Xaaji Warsame 3 cod
  11. Xaaji Maxamed Yaasiin 3 cod
  12. Tarsan 2 cod
  13. Jirbiil Cabdulle 1 cod
  14. Dr. Siciid 1 cod
  15. Maxamed Cali Jabarti 1 cod

Waxaa xumaadey hal cod oo keliya.

Musharixiinta kale ee aan ka tagney magacooda ma helin wax cod ah.

Wareega hore ayaa Xildhibaano badan ku codeeyaan ballan gaar ah ay galeen.

Wareega labaad ayaa loo gudbayaa waxaana ay u badan tahay in ay isu tanaasulaan Mushartixiin, taas oo wax ka beddeli karta natiijada danbe.

Faafin Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *