Malaysia oo gargaar u dirtay Muslimiinta Burma – VIDEO

Published: February 10, 2017

Dowlada Malaysia ayaa Markab gargaar bini`aadamnimo sida u dirtay Muslimiinta Rohinga ee lagu dhibaateeyey dalka Burma.

Muslimiinta Rohinga ayaa lagu tilmaamay dadka dhibaatada ugu xun heysato Caalamka, iyadoo sanadihii lasoo dhaafay ay dagaal xun ku hayaan dowlada Burma iyo Buudiistayaasha xagjirka ah ee doonaya inay dalkaasi ka suuliyaan Muslimiinta.

Wadanka Malaysia ayaa horey uga hadashay dhibaatada lagu hayo Muslimiinta Rohinga isla markaana noqotay dowlada Muslimka ah ee gargaarka ugu badan gaarsiisay dadkaasi dhibaataysan.


Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *