Sawiro: Xafladda Caleema saarka oo si habsami leh u socota

Published: February 22, 2017

Xafladda Caleema saarka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa si habsami leh uga socota xerada ciidanka cirka ee Afisiyoone.

Martida waxaa kamid ah

  1. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta
  2. Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele
  3. Raysalwasaaraha ItoobiyaHailemariam Desalegn
  4. Madaxweyne ku-xigeenka dalka Suudaan
  5. Safiiro iyo wakiilo ka socda caalamka

Jadwalka:

  • 11:30 – 11:45 Furitaanka iyo kulamadda guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo ahna wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Ceynte
  • 11:45 – 11:50: Aayadaha Qur`aanka Kariimka
  • 11:50 – 12:10 Kalmadaha Wakiilka Qaramada Midoobay, xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Macheal Keating
  • 12:10 – 12:30: Kalmada Wakiilka Midowga Africa Francisco Madeira
  • 12:30 – 12:50: Kalmadda Jabuuti: Mudane Ismaaciil Cumar Gelle
  • 12:50 – 1:10: Kalmada Itoobiya: Hailemariam Desalegn Boshe
  • 1:10 – 1:30: Kalmada Dowladda Kenya: Mudane Uhura Kenyatta
  • 1:30 – 1:50: Qudbadda Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud
  • 1:50 – 2:20: Qudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Weriyaha Horseed Media oo kamid ah dadka ku sugan hoolka ayaa ka soo qaadey Sawiradii u danbeeyey hoos ka daawo

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *