Turkiga oo Muqdisho ka dhisey xero ciidan oo casri ah -SAWIRO

Published: March 15, 2017

Sii hayaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa kormeer ku tagey xarun ay u dhiseen Dawladda Turkigu Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku taalla deegaanka Jaziira ee duleedka Magaalada Muqdisho. Waxana ay xaruntani soo saari doontaa layli saraakiil ah.

Horseed media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *