Abaarta Soomaaliya: Muuqaalo abaarta ka jirta deegaanada Somaliland – VIDEO

Published: March 21, 2017

Qaramada Midoobay ayaa qeylo dhaantii ugu danbeysay oo ay soo saartay ku sheegtay in dadka gargaarka deg degta ah u baahan hada ay ka badan yihiin 3 milyan oo qof. Kuwaasi oo ah dadka abaarta ku waayey xoolahooda.

Telefishinka Aljazeera ayaa baahiyey muuqaalo horleh oo muujinaya abaarta ka jirta deegaanada Somaliland oo kamid ah dhulka ay abaarta sida weyn u saameysay.

Abaarta ayaa si gaar ah u taabatay dadka tabarta yar sida caruurta iyo Waayeelka oo laga cabsi qabo in badan oo kamid ah inay u dhintaan macaluul.


Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *