Magaalada Bosaso oo laga hir geliyey shirkad bixiysa adeegyada bulshada

Published: March 28, 2017

Magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa markii ugu horeysay laga hir geliyey shirkad bixisa adeegyada bulshada.

Shirkadaasi ayaa loogu tala galay in bulshada ay u fududayso caqabad kasta oo la soo gudbonaata Axmad Maxamuud Hiirad oo ka mid ah madaxda shirkadaasi ayaa sheegay in shirkadan laga hir gelin doono dhammaan deegaanada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.

Adeegyada ay idin heyso shirkadda oo dhammeystiran oo hoos ka akhriso

Adeega dilaal

Guryaha

Dhulka

Gaadiidka

Adeega alxanka

Guryo qurxinta

Guryo kireynta

Adeega nadaafadda

Cilad bixinta korontada

Adeega it-ga

Sameynta webseetyada

Xalinta network

Softiweyr sameynta

Qurxinta sawiradal

Adeega makaanikada

Adeega xafiis caawiye

Adeega Ac-yada

Adeega hormarinta bulshada iyo a talinta ganacsiga.

Adeega shaqaalaha

Shaqaale xaafad

Shaqaale ilmo haye

Shaqaale xafiis

La talinta ganacsiga

Adeega tabarida

Taksi aamin ah

Gee-geynta

Alaabaha

Faryaamiste

Xafiiska shirkadda ayaa waxa uu ku yaala aaga masjidka l-Rowda

kala xiriir wixii faa-faahin ah
7799426 ama 7607771 ama 823994

Horseed Media 2017

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *