Shacabka reer Bosaso sidee u isticmaalaan gaadiidka loo yaqaan Dhikilo-Dhegayso

Published: February 11, 2018

Isticmaalka gaadiidka yar-yar ee loo yaqaan dhikilooyinka waa gaadiidka ugu badan marka laga hadlayo gawaarida isaga kala gudba xaafadaha ee bii-elka, waxaa adeeegsada dadweynaha reer Bosaso siiba ragga

Waxaa marka aad dhex marayso wadada dheer ee laamiga aad ku arkaysaa gaadiidkan oo camiran wadada isla markaana ay adeegsanayaan dadweynuhu

Inta badan gaadiidkan waxaa lagu tilmaama kuwo sababa mashquulinta wadooyinka ee dhanka ciriiriga ah basle waxau dadweynaha qaarkood sheegay in faa`iidooyin ay soo kordhiyeen adeegsigooda

Qaar ka tirsan darewalada wada gaadiidka yar-yar iyo dadweyne adeegsanayay dhkilooyinka oo la hadlay warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay in gaaiidka dhikilooyinka ay yihiin gaadiid fiican oo wax soo saar leh.

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *