Dekadda macmalka ah ee Magaalada Hobyo ayaa waxaa ku soo xirtay dooni siday shixnado ganacsi, taasi oo hadda socoto dejinteeda, waxaana Magaalada laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq ganacsi.
Maalmihii ugu dambeeyey Magaalada Hobyo waxaa ka socday dhaq-dhaqaaqyo kale duwan oo la xiriiray sidii loo hir gelin laha dekadda.
Hoos ka dhegayso warbixinta oo dhammeystiran.
Horseed Media 2018.